Author: Bashiir Barre
Ciidamada Puntland oo howlgal xoogan ka fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari
Ciidamo ka tirsan kuwa difaaca Puntland ee kala ah Birmadka, Daraawiishta iyo PMPF ayaa 24 ki saac…
Guddiga xalinta khilaafaadka oo Mudada u kordhiyay Go’aan ka gaarista kursi HOP067
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka dalka ayaa shaaciyay muddo kordhin ay u sameeyeen xilliga go’aanka laga gaarayo dacwadda…
Puntland oo Goob fagaaro ah ku burburisay Khamri farabadan
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta goob fagaare ah ku burburiyay Khamri…
DFS oo shaacisay in la adkeynayo Amniga waddooyinka laga soo galo Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay diyaariyeen in ka badan 20 Hay’adood oo loogu…
Puntland oo Ciidamo farabadan ku daadisay waddooyinka Boosaaso
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Puntland Ciidamo…
SAWIRO:- Dowladda Somalia oo Ciidamo horleh tababar ugu dirtay Turkiga
Saraakiil uu horkacayay Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Janeraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Maanta garoonka…
Uganda oo Ciidankeeda ku sugan Soomaaliya uga digtay weeraro ay qorsheeyeen Al-Shabaab
Dowladda Uganda oo kamid ah dowladaha Ciidamada faraha badan ee ka tirsan AMISOM kajoogaan Soomaaliya ayaa Ciidamadeeda…
IMF oo ka digtay halista dhaqaalle ka dhalan karta Fayruska Omicron
Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ka digtay faafitaanka nooca cusub ee fayraska corona ee Omicron,…
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wadahadlay xiriirka labada dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda…
Wejiga 2aad shirka badbaadada dalka oo Midowga Musharaxiinta uga furmay Muqdisho
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shirka badbaada…
Qaramada Midoobay oo 3 bilood oo kaliya u cusboonaysiisay maraakiibta la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay Jimcihii in ciidamada badda caalamiga ah…
Daalibaan oo mamnuucday guurka qasabka ah ee dumarka
Taliban ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso guurka qasabka ah ee Afgaanistaan, iyadoo sheegtay in haweenka…