Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay ku dishay Muwaadin Soomaaliyeed oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Yaa ku guuleystay kursiga HOP 086?

Gudiga  kmg ah  ee doorashoouinka Madaxa Doorashada kuraasta ka banaan Golaha shcabaka ayaa maanta qabtay doorashada Kursiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo weerar ku dilay maskaxdii ka dambaysay weerarkii Istanbul

Ciidamada dalka Turkiga ayaa hawlgal qorshaysan ka sameeyey woqooyiga dalka Syria, waxayna dileen nin lagu eedaynayey inuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo codkeeda ka dhiibatay qaraar ku aaddan in Ruushka uu ka baxo Ukraine

Soomaaliya ayaa codkeeda ka dhiibatay afti laga qaaday dalalka xubnaha ka ah Golaha Qaramada Midoobay oo u…

Posted in WARARKA MAANTA

IRAN: Maxaabiis Siyaasadeed oo la dilay

Warbaahinta Dowladda Iran waxay shaacisay in la dilay 2 Maxbuus oo lagu kala magacaabi jirey Sarkwat Ahmedi…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Muqdisho oo qabtay rag ku eedeysan Burcadnimo

Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Xamarweyne ee Gobolkan banaadir ayaa xabsiga dhigay labo kamid ah burcadda hubaysan ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Japan oo Somalia & dalal kale ugu deeqday Mallaayiin Dollar

Dowladda Japan waxay sheegtay inay 130 million oo Dollar ku wareejisay Barnaamijka QM ee Cuntada Adduunka (The…

Posted in WARARKA MAANTA

Idris Elba & Sabrina Dhowre oo taagero u raadinaya dalal ay kujirto Somalia

Jilaaga Idris Elba iyo xaaskiisa Sabrina Dhowre ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo hoggaamiyayaasha siyaasada inay taageero dheeri…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo goob fagaaro ah xukun kula fulisay 9 qof

Maxkamadda Imaaradda Islaamka ee dalka Afgaanistaan ee ku taalla magaalladda Khandahaar ee Koonfurta dalkaasi waxay Xukun Jeydal…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu danbeeyey baydhabo iyo tagista Midoowga Musharxiinta

Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay la wareegitaanka Ceeldheer

Warsaxaafadeed kasoo bqxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa lagu bogaadiyay howlgalka Ciidanka xoogga Dalka, iyo ciidanka kacdoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo ka dalbaday Sweden iyo Finland inay u soo gacan geliyaan 130 qof

Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa gudaha u galay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, kadib…