Author: Bashiir Barre
Masuul Katirsan Mid Kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka Oo La Dilay
Muqdisho | QOL | September 25, 2018 —Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in Sarkaal ka tirsanaa Shirkada…
Gen. Odowaa “ Waxaan Isku Furnay Wadada Xiriirisa Muqdisho Iyo Marko Ee Xeebta Marta”
Muqdisho | QOL | September 25, 2018 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafya waxaa…
Sawiro:-Madaxweynihii Horre Soomaaliya Oo Lakulamay Xildhibaanada Ku Xisbiga ah
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho…
Gudiga Arimaha Bulshada Oo Dalabaday In Cadaalada Lagorkeeno Dadkii Dilay Muwadin Muqdisho Lagu Gubay
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Guddiga Arrimaha bulshada ee Golaha shacabka Soomaaliya ayaa Hay’adaha garsoorka…
Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Oo Shuruud Ku Xiray Inuu Xilka Wareejiyo
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa habeen kahor waxa…
Xildhibaan Cabdi Shire”Afar Cisho Ma Hurdin, Waa Wax Laga Naxo In Qof Nool Lagu Gubo”
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Xarunta golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho waxaa ka socda Kulanka…
Labo Kamid Ah Ilaalada Gaas Oo La Dilay
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari…
Dawlada Kenya Oo Samaysay Ciido Horleh Oo Ka Hortaga Al Shabaab
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Ciidan ka hortaga Al-shabaab ay…
Xukuumadda Somalia Oo Shaqada Ka Joojisay Xoghaye Lagu Eedeeyey Gudbinta Siraha
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomalaiya Cabdi Rashiid Maxamed Axmed ayaa…
Ciidamo La Wareegay Xarunta Dowladda Hoose Ee Magalada Boorama
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Wararka naga soo gaaraya Magaalada Borama ee Xarunta Gobolka Awdal…
Xoghayaha Joogtada Ee Wasaaradda Ganacsiga Oo La Magacaabay
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha…
Caasha Shaacuur”Dowladu Amni Ma Sugi Kartee Shacabka Muqdisho Ha Sameystaan Ciidamo”
Muqdisho | QOL | September 24, 2018 –Caasha sahacuur Ugaas oo ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka…