Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ka tirsanaa Maamulka Hir-Shabeelle oo muqdisho ku geeriyooday

Muqdisho |  September 17, 2021–Alle ha u Naxariistee waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiiru dowlihii Wasaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Xasaradaha Adduunka oo Farmaajo uga digtay inuu qaado tallaabo carqalad ku ah Doorashada

Muqdisho |  September 16, 2021–Kooxda Xasaradaha Adduunka ee Crisis Group ayaa warbixin ay soo saareen waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo Guddi u saartay dilalka soo noq noqda ee Gobolka Sool

Muqdisho |  September 16, 2021–Fadhigii 79aad ee Golaha Wasiirrada Sonmaliland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Somaliland, Mudane…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

Muqdisho |  September 16, 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Guddodomiyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

Muqdisho |  September 16, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar lagu dilay Askar ka tirsan Ciidamada liyuu Boolis

Muqdisho |  September 16, 2021–Ciidama ka tirsan kuwa Nabad ilaalinta Deegaanka ee liyuu Boolis oo gaaraya ilaa …

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyihii Kooxda Daacishta Waqooyiga Afrika oo la dilay

Muqdisho |  September 16, 2021–Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabi jirey Cadnaan C/Waliid Al-saxraawi ayaa la sheegay in ciiddan…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal Soomaali Kenyan ah oo lagu afduubtay Magaalada Nairobi

Muqdisho |  September 16, 2021–Sarkaal Booliis ah oo asalkiisu yahay Soomaali Kenyan ayaa kooxo aan heebtooda la…

Posted in WARARKA MAANTA

Qatar oo bixisay digniin la xiriirta maamulka garoonka diyaaradaha Kabul

Muqdisho |  September 15, 2021–Qatar ayaa ka digtay inaysan qaadan doonin mas’uuliyadda maamulka garoonka diyaaradaha Kabul, haddii…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukun lagu riday Rag dadka lacag uga qaadi jiray inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab

Muqdisho |  September 15, 2021–Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay xukun ku riday…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay doorashada Aqalka Sare ee Magaalada Jowhar

Muqdisho |  September 15, 2021–Waxaa Maalintii labaad Magaalada Jowhar ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka Sare ku matalaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkii laascanood oo furmay & Guddi looga dhawaaqay

Muqdisho |  September 15, 2021–Magaalada laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa Maanta oo Arbaco ah ka furmay…