Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo kala diray Golihii degaanka Qardho maamulna u Magacaabay

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Madaxweynaha  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 26 ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga, Pakistan iyo Azerbaijan oo dhoolatus Ciidan sameeyey

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Ciidamada Milatariga dalalkaTurkiga,Azerbaijani iyo Pakistan ayaa markii ugu horeysay dhoolatus wada jir ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha wadatashiga Qaran oo la kulmay Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday QM…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Farmaajo & ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM?

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Madaxweynaha  muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka DANAB oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Ciidanka Kumaandooska xooga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo Amray in aan wax lacag ah laga bixin Khasnadda Dowladda

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen  Rooble ayaa amar ku bixiyay in aan…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Kenya oo ka hadlay xariga falanqeeye Cabduwahaab

Muqdisho |Axad:  September 12, 2021–Booliska dalka Kenya ayaa waxaa ay shaaciyeen inay billaabeen baariraanka kiiska Cabduwahaab Sheekh…

Posted in WARARKA MAANTA

Laamaha ammaanka laascaanood oo dad u qabtay dilkii Xildhibaanka

Muqdisho |sabti:  September 12, 2021–Waxaa xalay fiidkii magaalada Laasacaanood lagu dilay Cabdirisaaq Axmed Cilmi (Cardoofe) oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan lagu toogtay Laascaanood

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–Xildhibaan Cabdirisaaq Cardoofe oo kamid ahaa Golaha deegaanka ee degmada ayaa hadda lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

In ka badan 100 qof oo laga cudurka Karoonaha Soomaaliya saacaddihii ugu dambeeyay

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–In ka badan 100 ayaa laga helay cudurka Karoonaha 24-kii saac ee lasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo laga xusay 20-guurada weeraradii argagixiso ee September 11

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–Dadka iyo Dowladda Mareykanka ayaa xusaya 20-sano guuradii ka soo wareegtay weeraradii argagixiso…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo xilka ka qaaday 9 Mas’uul kuwa kalena magacaabay

Muqdisho |sabti:  September 11, 2021–Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne waxaa uu  uu…