Author: Bashiir Barre
Ciidamada Farmaajo oo la wareegay Warbaahinta dowladda “ Xitaa hadaan musqusha aadeyno waxey na weydiinayaan ID-Card”
Muqdisho | September 06, 2021:-Ciidamo ka tirsan madaxtooyada gaar ahaan kuwa loo yaqaano Koofi Casta, ayaa la…
Puntland oo Maanta xukun ku riday Rag geystay kufsi wadareed
Muqdisho | September 06, 2021:-Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Mudug Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa…
Midowga Afrika oo cambaareeyay afgembigii ka dhacay Guinea
Muqdisho | September 06, 2021:-Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku…
Maamulka Jubbaland oo taageeray Shaqa joojintii lagu sameeyay Agaasimihii Hay’adda NISA
Muqdisho | September 06, 2021:-Qoraal kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu taageeray shaqo joojintii Ra’iisul Wasaaraha…
Dhallinyaradii lagu afduubay Magaalada Beledweyne oo la sii daayay
Muqdisho | September 06, 2021:-Wararka Idaacadda Risaala ay ka heleyso Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa…
Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose & faah faahin kasoo baxeysa
Muqdisho | September 06, 2021:-Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab…
Midowga Musharixiinta oo taageeray Go’aankii RW Rooble
Muqdisho | September 06, 2021:-Midowga musharraxiinta Madaxweynaha ayaa boggaadiyay go’aanka uu RW Rooble shaqada kaga joojiyey agaasimaha…
Shirka Maalinta Afrika oo ka socda Shiinaha
Muqdisho | September 4, 2021:-Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad…
Wafdi ka socda Soomaaliya oo gaaray Qaahira
Muqdisho | September 4, 2021:-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen…
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo Jowhar gaaray
Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta…
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay
Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay…
SAWIRO: Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo qaabilay ergayga gaarka ah ee Norway ee Soomaaliya
Muqdisho | September 4, 2021:-Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga…