Author: Bashiir Barre
Maxay kawada hadleen RW Rooble & Midowga Musharixiinta?
Moqdisho,August 30, 2021 —Waxaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo…
Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
Moqdisho,August 30, 2021 —Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga…
Wafdi ka socda Hay’ado Caalami ah oo gaaray degmada Baraawe
Moqdisho,August 30, 2021 —Waxaa Maanta degmada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed gaaray…
Puntland iyo Galmudug oo ka shiray la dagaalanka Al-Shabaab
Moqdisho,August 29, 2021 —Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug oo ay wehlinayaan Taliyihii hore ee qeybta Booliska Gobolka Banaadir Saadaq…
Dhimasho & dhaawac ka dhashay is rasaaseyn ka dhacday Gobolka Sool
Moqdisho,August 29, 2021 —Is rasaaseynta oo u dhaxeeysay labada Ciidan ayaa waxaa ay Maanta ka dhacday nawaaxiga tuulada…
Wararkii Ugu Danbeyey Ee Gobalka Gado
Moqdisho,August 29, 2021 —Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo ugu Magacaawnaa dowladda Soomaaliya Cismaan Nuur Xaaji Macalimow ayaa ka…
Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga oo badbaadiyay Tahriibayaal farabadan
Moqdisho,August 29, 2021 —Maraakiibta ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa 539 muhaajiriin ah ka soo badbaadiyay dooni kuwa kalluumeysiga ah…
Dagaalka Soomaalida & Canfarta oo dib u billowday
Moqdisho,August 29, 2021 —Waxaa lagu soo warramayaa in uu dagaal dib uga bilowday agagaarka magaalada Garba-ciise iyo aagga…
Puntland oo Guddoomiye Cusub u Magacaawday Gobolka Cayn
Moqdisho,August 29, 2021 —Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa guddoomiye Cusub…
Soomaali ku go’doosoon xadka Belarus iyo Luthania
Moqdisho,August 29, 2021 —Ku dhawaad 40 qof oo Soomaali ah ayaa ku xaniban inta u dhaxeysa dalalka Belarus…
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Guddoonka Golaha Wakiilada
Moqdisho,August 22, 2021 —Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay shir guddoonka golaha…
Mareykanka oo ka digey in Daacish weerar ka geysato Kabul
Moqdisho,August 22, 2021 —Mareykanka ayaa ugga digey muwaadiniintiisa iney ka fogaadan garoonka diyaaradaha ee Kabul, maadaama ay jiraan…