Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:-Farmaajo Oo Maanta Furay Shirka Wadatashiga Amniga Qaran

Muqdisho | QOL | 29  Oktoobar 2017 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso Go’aanadii ka soo baxay Golaha Wasiiradda Ee Xilalka looga qaaday Taliyaasha Booliska iyo Nabad Sugidda

Muqdisho | QOL | 29  Oktoobar 2017 —Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Meydka Madoobe Nuunoow Oo laga Dejiyay Baydhaba

Baydhabo  | QOL | 29  Oktoobar 2017 —Meydka Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladaha hoos ee Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Madoobe…

Posted in WARARKA MAANTA

Lataliyaha Madaxweynaha Dhanka Siyaasada Oo Ku Baaqay In Latoogto Ragii Lagu Sooqabtaya Weerarkii Shalay

Muqdisho | QOL | 29  Oktoobar 2017 —Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku taliyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dawlada Kuwait Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqday In Somaliya laga Gacansiiyo Ladagaalanka Al Shabaab

Muqdisho | QOL | 29  Oktoobar 2017 —War saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Kuwait ee Khaliijka Carabta ayaa si…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:-Shirkii Madaxda Qaranka iyo Kuwa Maamul Gobaleedyada Oo Iminka Ka furmay Muqdisho .

Muqdisho | QOL | 29  Oktoobar 2017 —Waxaa goor-dhaw Madaxtooyada Soomaaliya ka furmay Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa Maamul…

Posted in WARARKA MAANTA

R. Wasaare Kheyrre oo kulan Deg Deg ah Isugu yeeray Golahiisa Wasiirada.

Muqdisho | QOL | 29  Oktoobar 2017 —Xasan Cali Kheyrre Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa Ka Taqaan Taariiq Noleleedka Marxuum Madoobe Nuunoow Maxamad ?

Taariikhda dhalashada 1948   Goobta Dhalashada Diinsoor   Gobolka Dhalashada Bay   Shaqadda Siyaasi   Sooyaal Kooban:…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxii Ka Dhacay Hotelka Naasa-hablood Oo Saameyn ku yeeshay Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa M/Gobaleedyada Ugu Furmilaah Muqdisho .

Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —Wararka aan ka helayno Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Wafdiga Madaxweynayaasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka iyo QM oo ka hadlay Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Naasa-hablood 2

Muqdisho | QOL | 29 Oktoobar 2017 —War Qoraal ah oo ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Amniga Oo Sheegay In Ragii Dagalamey Qaarkood Ay Gacanta Ku Soo Dhigeen

Muqdisho | QOL | 29  Oktoobar 2017 —Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madoobe Nuunoow Oo Ka mid Noqday Dadkii Ku Geeriyooday Qaraxii Naasahablood 2

Muqdisho | QOL | 29  Oktoobar 2017 —Madoobe Nuunoow Maxamed oo ahaa Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee…