Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada oo geeriyooday

Moqdisho,August 14, 2021 —Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal Martiini….

Posted in WARARKA MAANTA

Lix kamid ah Kuraasta Aqalka Sare oo lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb

Moqdisho,August 12, 2021 —Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka dhacday doorashada lix kamid ah kurasta Aqalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’addo shaaciyay in Saddex Milyan oo Soomali ah wajahayaan gaajo & Cuduro

HMoqdisho,August 12, 2021 —ay’adaha Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ayaa  ku baaqay in tallaabo degdeg ah la qaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha Taliban

Moqdisho,August 12, 2021 —Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa  sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha kooxda Taliban, si…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Daahir Geelle ‘’ Doorashooyinka Aqalka sare sida ay ku bilaawdeen waa arrin laga xumaado”

Moqdisho,August 12, 2021 —Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo kamid ah musharixiinta xilligaan ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Galmudug oo ka noqday qodobkii ay ku diideen doorashada gacan taaga

Moqdisho,August 12, 2021 —Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qeyb…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo

Moqdisho,August 12, 2021 —Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

90 ka mid ah xarumaha warbaahinta Afghanistan oo xirmay

Moqdisho,August 12, 2021 —Iyadoo Taalibaan ay ku sii siqeyso qabsashada guud ahaan Afghanistan ayaa in ka badan 90…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka ee QM oo shir ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

Moqdisho,August 12, 2021 —Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo khamiis Gelinka dambe ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Puntland oo doortay 11 kursi ee Puntland ku matalaya Aqalka Sare

Moqdisho,August 11, 2021 —Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday Afar Guddoomiye degmo

Moqdisho,August 11, 2021 —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Moqdisho,August 11, 2021 —Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax Miino oo Maanta barqadii ka dhacay wadada xiriirisa…