Author: Bashiir Barre
Buuq iyo fowdo ka bilaabantay fadhigii Baarlamaanka Somaliland
Waxaa buuq iyo fowdo uu hareeyay kulankii ugu horreeyay oo ay manta magaalada Hargeysa ku yeesheen Xildhibaannada…
Heshiis laga gaaray dagaal Beeleed ka dhacay Gobolka Gedo
Maamulka degmada Dooloow ee gobolka Gedo iyo odayaasha dhaqanka degmadaas ayaa ku guuleestay in ay heshiis dhexdhigaan…
Wararkii ugu dambeeyay doorashada Guddoonka Golaha wakiilada Somaliland
Waxaa goordhow uu kulan uga furmay Magaalada Hargeysa Xildhibaannada Cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland, kuwaas oo manta…
Doorashada Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo Maanta dhaceysa
Xildhibaannada Cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay yeeshaan Kulankoodii…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmaya Gudiga doorashooyinka Xildhibaannada Gobolada Waqooyi
Barqanimada Maanta ah ayaa waxaa lagu wadaa in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta maxamed Xuseen Rooble uu xafiiskiisa…
Senetorkii ugu horreyey eeAqalka Sarre Oo la doortay
Ilyaas Baddal Gabboose ayaa noqday Xildhibaankii ugu horreeyey ee loo doorto inuu kamid noqdo mudaneyaasha Aqalka sare…
Galmudug oo digniin u dirtay dadka doonaya qalqalgalinta doorashada
Madaxweyne ku xigeenka maamulka galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay shirka amniga doorashooyinka Galmudug oo…
Galmudug oo sheegtay in weerar lagu dilay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay weli howlgallo kala duwan ka…
SAWIRO:- Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay london
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee…
Rooble oo ugu baaqay Maamulada in ay dedejiyaan doorashada Aqalka Sare
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay soo gudbinta Jubaland Axmed Madoobe iyo Guddiga…
Xilliga Jubbaland ay bilaabeyso doorashada Aqalka Sare oo la shaaciyay
Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland ayaa Maanta sirasmi ah u shaaciyay xilliga…
Jubbaland oo shaacisay Magacyada qaar kamid ah Musharixiinta Aqalka Sare
Guddigga hirgalinta doorashooyinka dadban ee heer Dowlad Gobaleed ee Jubbaland oo si rasmi ah u shaaciyay qaar…