Senetorkii ugu horreyey eeAqalka Sarre Oo la doortay

Ilyaas Baddal Gabboose ayaa noqday Xildhibaankii ugu horreeyey ee loo doorto inuu kamid noqdo mudaneyaasha Aqalka sare ku matalaya Jubbaland.

Waxaana uu helay 55 Cod

Isagoo ka guulaystay Maxamed Axmed Sayid oo isna helay 17 cod, hal cod ayaana xumaaday.

73 Xildhibaan ayaana codeeyey.

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________