Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Karaash oo Taliye u Magacaabay Booliska Gobolka Sool

Ku-simaha Madaxweynaha  Puntland Ahna Madaxweyne ku xigeenka Maamullaasi Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Xeer Madaxweyne ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Bashar al-Assad oo markii afraad loo dhaariyay xilka madaxweynaha Suuriya

Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad oo si rasmi ah dib loogu doortay markisii afraad bishii May ayaa loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo loogu baaqay inay sii deyso in ka badan 40 qof oo u xiran

Xafiis u doodo arrimaha xuquuqul insaanka ayaa ka codsatay Somaliland inay sii deyso 42 qof oo aanan…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo kulamo ka wada Kismaayo

Xubnaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa kulan la qaatay guddiga Golaha Wakiilada Jubbaland…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Dib u heshiisiinta Gobolka Gedo oo kulamo ka bilaabay kismaayo

Guddiga xalinta khilafaadka arrimaha gobolka Gedo ayaa maanta  gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Feysal Cali Waraabe” Waa sharci darro xildhibaanadii heshiiska la galay xisbiga Kulmiye”

Guddoomiyaha xibsiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, ayaa sheegay inuusan waxba ka jirin heshiis shalay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Somaliland oo Gacanta ku dhigay Khamri farabadan

Ciidamada Booliska Soomaliland ayaa howlgallo kala duwan oo ay sameeyeen ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen Khamri…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo Magacaawday Guddi Cusub ( Warsaxaafadeed)

Guddoonka Golaha wakiilada Dowlad GoboleedkaJubbaland, ayaa maanta magacaabay xubnaha guddiga Baarlamaanka ee qabashada doorashada Aqalka sare ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Tababar loo soo xiray Ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug

Tababarkan oo mudo 45-maalmood ah magaalada Dhuusamareeb uga socdey Ciidamada ka howlgala Saldhiga Booliska Caasimadda iyo Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dhismaha waddo dhibaato lagu qabay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhabo

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolla Baay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Koonfureed oo bilaawday inay Ciidankeeda kala baxdo Xeebaha Soomaaliya

Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa bilaawday in daad-gureyso Ciidamadeeda la dagaalanka burcad Badeeda Soomaalida ee ku sugan qeybo…