Author: Bashiir Barre
Itoobiya oo heshiis milateri la gashay Ruushka
Itoobiya iyo Ruushka ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi milatari ka dib wadahadal saddex maalmood qaatay, sida ay…
Muran hareeyay Baarlamaanka Puntland lana fasaxay
Muranka ayaa ka taagan wax-ka-beddelkii lagu sameeyey Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Puntland, iyada oo ay ku kala qaybsameen…
Jubbaland oo soo saartay digniin la xiriirta la macaamilka Al-Shabaab
Shir ay isugu yimaadeen Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo shir gudoominayey Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubbaland Axmed…
Puntland oo faah faahisay howlgallo ka dhan ahaa Al-Shabaab & Daacish
Taliska Ciidanka Difaaca ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa faah faahin guud ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee…
Wararkii ugu dambeeyay Banaanbaxyada rabshadaha wata ee Koonfur Afrika
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa kusii baahaya dalka Koonfur Afrika, kaa oo lagu dalbanaya sii deynta Madaxweynihii hore…
Farmaajo oo ka hadlay guusha Abiy ee doorashada Itoobiya
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Muqdisho dib igu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay…
Boob ka bilaawday Magaalada Johannesburg & Cabsi soo wajahday Soomaalida
Banaanbaxyo waa weyn oo rabshado wata ayaa ka bilaawday qeybo badan oo kamid ah xaafadaha Magaalada Johannesburg…
12 qof oo ku dhintay shil bas oo ka dhacay Turkiga
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyooday, 26 kalana waa ku dhaawacmeen, kaddib markii uu gaari bas…
Taliyaha Ciidanka xooga oo gaaray Buulo-Burde
Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Maanta gaaray dagmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan,…
Maamulka G/Banaadir oo Safiirka Qatar kala hadlay fulinta mashaariic
Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Xiireey Axmed Rooble ayaa ku booqday Xarunta Safaaradda Qatar ay ku…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay dalka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar…