Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo safar ugu maqnaa maalmihii la soo dhaafay dalka Turkiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo xal raadinaysa afduubka ku soo badanaya

Booliska dalka Kenya ayaa sameeyay koox gaar ah oo baaraya kiisaska afduubka la xiriira oo ay sheegeen…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Mareykanka oo Gaadiid dagaal ku wareejiyay dowladda Soomaaliya

Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika o loo yaqaan ( AFRCOM) ayaa Maanta oo talaado ah waxaa Taliska…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo dib u dhigtay doorasho laga qaban lahaa Saddex degmo

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta shaaciyay xiliga rasmiga ah ee ay dhacayso doorashada horudhaca…

Posted in WARARKA MAANTA

Afar qof oo ku dhimatay Kaawo kusoo duntay Magaalada Muqdisho

Inta la xaqiijiyay 4 qof ayaa ku geeryootay halka mid kalena uu dhaawac ka soo gaaray kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha Maleeshiyaad ay taageerto Iiran oo u hanjabay Mareykanka

Hoggaamiyaha maleeshiyo Iraqi ah oo ay Iran taageerto ayaa wacad ku maray inuu ka aargudan doono dilkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga doorashooyinka Maamulka Puntland oo guddoon doortay

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta oo Talaado ah kulan ku yeeshay xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciro oo mar kale loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban

Maxamed Xasan Ciro ayaa loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ka dib doorasho maanta ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlay Kulan Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle ku yeesheen Beledweyne?

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) ayaa maanta shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Ciidanka xoogga dalka oo faah faahiyay khasaaraha dagaalka G/Galgaduud

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada dawladda iyo in ka badan 15 ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Falastiiniyiinta oo billaabay inay ku dibad-baxaan Madaxweyne Cabaas

Boqolaal Falastiiniyiin ah ayaa Sabtidii isugu soo baxay magaalada Ramallah ee Daanta Galbeed ee la haysto, ayaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiyada doorashooyinka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed oo Guddoon dooranaya

Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Xubnaha gudiyada doorashooyinka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed…