Author: Bashiir Barre
Abiy Axmed oo ku guuleystay doorashooyinkii ka dhacay Itoobiya
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu ku guulaystay aqlabiyad wayn oo uu ka helay doorashooyinka…
Puntland oo shaacisay qorsho la xiriira Amniga
Taliyaha xabsiga dhaxe Gobolka Mudug ee Puntland Gashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa shir jaraa’id oo uu…
Shir ku saabsan amniga doorashada oo Kismaayo lagu qabtay
Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliya Jeneral Cabdi Maxamed Xasan Xijiaar ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay saraakiisha ciidamada booliska…
Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Wasiirada Ganacsiga dalalka Afrika
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo maanta ka qeyb-galay…
Cumar Filish oo eedeyn kulul u jeediyay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa sheegay in wasaaradda waxbarashada…
Puntland oo ka shirtay amniga degaannadeeda Go’aana soo saartay
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada…
Puntland oo ka shirtay amniga degaannadeeda Go’aana soo saartay
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada…
Mid kamid ah la-taliyeyaasha Farmaajo oo laga soo celiyay Garoonka Kismaayo
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayan in Maanta garoonka Kismaayo…
Puntland oo Galmudug gaarsiisay Gurmad la xiriira la dagaalanka Al-Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maamulka Galmudug oo uu matalayo Maamulka Degmada Gaalkacyo…
Gobolka Banaadir oo shaaciyay Natiijada Imtaxaanka Fasalka 8aad
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda…
Golaha ammaanka oo canbaareeyay dilkii madaxweynihii Haiti
Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u canbaareeyay dilkii loo geystay madaxweynihii dalka Haiti Jovenel…
Puntland oo Maanta ku dhawaaqeysa Natiijada imtixaanaadka dugsiyada sare
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaacisay in Maanta oo Khamiis ah ay…