Author: Bashiir Barre
Wariye lagu xiray Magaalada Beledweyne
Ciidamada Ammaanka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay Maanta xireen Wariye Xuseen Cabdi Jimcaale…
Diyaarad Milliteri oo ku burburtay Filibiin iyo khasaaro ka dhashay
Diyaarad Xamuul oo nooceedu ahaa C-130 Hercules ayaa saakayto ku burburtay Koonfurta dalkaasi.Ugu yaraan 85 Askari ayaa…
Wafdi ka socda Puntland oo gaaray Bandar-Bayla
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL mudane Cabdiweli Mire Xirsi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer…
Somaliland oo xayiraada ka qaaday Diyaaradaha Fly Dubia
Xukuumadda Somaliland ayaa fasaxsay Shirkadda Diyaaradaha Fly Dubia sida uu Warbaahinta u sheegay Cumar Sayid, Maareeyaha Hay’adda…
Howlgallo ka socda magaalooyin ka mid ah Puntland
Hawlgallo la xiriira xaqiijinta iyo dardar gelinta Amniga, ayaa ka bilowday magaalooyinka waaweyn ee Puntland.Ciidanka Booliiska Puntland…
Antonio Guterres oo Mareykanka ugu baaqay in uu cunaqabateynta ka qaado Iran
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka inay qaado cunaqabateynta saaran waddan…
Shacabka kunool degaanada Hirshabeelle oo baaq loo diray
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Kuxigeenka maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa xalay Magaalada Beledweyne Xarunta Ganacsiga…
Duqa Muqdisho oo dhacdooyinka Amni daro ku eedeeyay gacmo shisheeye oo qarsoon
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filsih ) ayaa dhalinyarad kunool…
Booliska caalamiga ah oo howlgal kula wareegay shirkadda Double VPN
Howlgal uu booliiska caalamiga ah sameeyay, ayaa lagula wareegay xarumaha internet-ka ee shirkad gaar loo leeyahay, taas…
61 sano guurada Xorriyadda dalkeenna ee 1da Luulyo oo Muqdisho lagu qabtay iyo Rooble oo ka hadlay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay 61 sano guurada…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga Dib u heshiisiinta Gedo
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga dib u heshiisiinta Gedo oo ka kooban afar xubnood…
Golaha Wadatashiga oo soo saaray jadwal doorasho iyo go’aano kale
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray jadwal cusub oo loo dejiyey doorashada Soomaaliya iyo go’aano ay ku…