Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Maxaas

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

NISA oo howlgallo ka wadda Xaafaddaha Baydhabo

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa xalay Howgal ka sameeyey xaafadaha Magaalada Baydhabo….

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Soomaaliya oo taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada

Soomaaliya ayaa  taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada. Wasiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Golaha Shacabaka Oo Ku Dhawaaqay dib u heshiisiin Jawaab Celintiisa Looga Fadhiyo Siyaasiinta KGS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinaayo…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Xamse “ Dalku wuxuu ka soo baxayaa xaaladdii loo yaqiin ‘dowlad fashilantay”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya…

Posted in WARARKA MAANTA

Janeraal Tareedisho oo Risaala u faah faahiyay degaannada lala wareegay

Janeraal Axmed Maxamed Tareedisho oo ka mid ah saraakiisha hoggaaminayay howlgalka ayaa Risaala u sheegay in ciidanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Taliska Mareykanka ee Afrika oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka wasaaradda amniga gudaha dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe), ayaa Magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo Maanta howlgal kula wareegay degaanka Cadcadeey

Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta Ururka Al-Shabaab  kala wareegay deeggaanka Cadcadeey oo hoostagga…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Jubbaland oo Maanta dil toogasho ku fuliyay Askar dil geysatay

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa Maanta xukun dil ah ku fulisay labo rag…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Muqtaar Rooboow” Nolol majirto hadaan Ammaan la helin”

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Laamaha Amniga Beledweyne oo goob fagaaro ah ku burburiyay waxyaabaha maanka dooriya

Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle Gudoomiye ku-xigeenka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Cali Jeyte oo Aqalka Sare uga warbixiyay howlgallada ka socda Hiiraan

Guddoomiyaha  Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim…