Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo la Kulmay Madaxda London

Muqdisho, 21 January, 2016: Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo safar shaqo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo la ismari la’ayahay.

Muqdisho, 21 January, 2016: Sida laga warqabo, waxaa wali hakad ku jira shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan “Waxaan idinku hambalyeynayaa sida wanaagsan ee aad u dhameysateen tababarkan casriga ah”

Muqdisho, 20 January, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar…

Posted in WARARKA MAANTA

Garoonka Kubada Cagta ee Banadir” Koonis ” oo laga joojiyay Ciyaarihi ka socday.

Muqdisho, 20 January, 2016: Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo ah Wasiir ku-xigeenka Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya,…

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Xasan Shekh Aadan oo muujiyay sababta uu ugu kalsoonyahay nadaamka 4.5

Muqdisho, 20 January, 2016: Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa shaaca ka qaaday in isaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo Amarki ugu danbeeyay siisay Madaxda Soomaaliya waqtina u qabtay.

Muqdisho, 20 January, 2016: Beesha Caalamka ayaa sheegtay inay ka fileyso hoggaamiyayaasha Soomaaliya inay si deg deg ah…

Posted in WARARKA MAANTA

“Shirka ugu dambeeya ee go’aanka lagu gaarayo Kismaayo ayuu ka dhacayaa”

Muqdisho, 20 January, 2016: Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in, shirka Madasha wada tashiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxa CRD Jabriil Ibrahim Cabdulle, oo faah- faahin ka bixiyay sababti uu u fashilmay shirka Kismaayo

Muqdisho, 20 January, 2016: Jabriil Ibraahim Cabdulle, Madaxa Hey’adda Cilmi baarista iyo Wada tashiga ee CRD, ayaa faah…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Taliyaha Midowga Yurub

Muqdisho, 19 January, 2016: Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah Beelaha Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo Diidan sida loo Xulay Ergada.

  Muqdisho, 19 January, 2016: Qaar ka mid ah beelaha dega gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan ayaa saluugay qaabka…

Posted in NEWS in ENGLISH

First Turkish military base in Africa to open in Somalia

Following the announcement of its first military base abroad, which will be set up in Qatar, Turkey…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku sii jeeda Baydhabo

Muqdisho, 19 January, 2016: Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Beydhaba ee…