Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

”Wax Heshiis ah Laguma Gaarin Shirkii Kismaayo Waana Fashilmay”.

Muqdisho, 26 January, 2016: Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad kajeedinayey shir ka furmay shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

22-Xisbi siyaasadeed oo dacwad ka gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha

Muqdisho, 26 January, 2016: Axsaab gaarayaa 22 xisbi ee ka jira dalka ayaa maalintii shalay u gudbiyay Maxkamadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdi Xaaji Goobdoon oo Saaka Muqdisho ku geeriyooday

Muqdisho, 26 January, 2016: Waxaa Saaka Muqdisho ku geeriyooday “AU” Cabdi Xaaji Gobdoon oo ahaa ruug-cadaa saxaafadeed isla…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Africa oo ciidamo hor leh u soo dirayso Soomaaliya

Muqdisho, 25 January, 2016: Hogaamiyaasha midowga Africa qarkood, ayaa ku kulmay magaalada Kampala ee dalka Uganda, waxayna kaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo maanta dhagaysanaya sharciga leylitirka iyo deeqaha siyaasiyiinta

Muqdisho, 25 January, 2016: Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka qeybgaley kulan gaar ah oo ka dhacay Urdun

Muqdisho, 25 January, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Aqaba ee Boqortooyada Haashimiyiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxaa laga yaabaa Beelaha Reer Hiiraan in ay Diidaan Federalka.

Muqdisho, 25 January, 2016: Waxaa la ogyahay in wali hakad ku jira shirki maamul u sameynta gobolada Hiiraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Imaanaya Magaalada Muqdisho.

Muqdisho, 24 January, 2016: Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lafilayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo baaritaan ku sameyn doonto dawada xoolaha

Muqdisho, 24 January, 2016: Wasaarada Xanaanada Xoolaha, ayaa sheegtay inay lagama maarmaan tahay in lala socdo Dawooyinka xoolaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo sheegay in uu la dagaali doono Al-shabaab

Muqdisho, 24 January, 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ah Madaxweynaha Jubbaland ayaa shalay kormeeray xerooyin ciidan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiro ka tirsan DF Somalia oo ka guuraya Villa Somalia,Cabsi darteed!!

Muqdisho, 24 January, 2016: Warar hoose oo naga soo gaaraya Villa Somalia, ayaa sheegaya in qaar kamid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Xasan oo Mooshin laga geynayo baarlamaanka K/galbeed

Muqdisho, 24 January, 2016: Warar ka imaanayo magaalada Baydhabo, ayaa sheegaya in qaar ka  mid ah xildhibaanada baarlamaanka…