Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Decument sir ah oo muujinaysa habka ay ergada u helayaan Beelaha maamulka Hiiran iyo Sh/Dhexe loo dhisaayo

Muqdisho, 23 December 2015: Ariman sir ah oo an weli la shaacinin kuna soo baxay documenti sir…

Posted in WARARKA MAANTA

Abaanduulaha Gaashaandhigga Talyaaniga oo booqasho ku yimid Muqdisho

Muqdisho, 23 December 2015:  Maj. Gen. Claudio Graziono oo ah Abaanduliyaha CiidamadaTalyaaniga, ayaa maanta booqasho hal cisho ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaarey Degmada Diinsoor

Muqdisho, 23 December 2015: Wafdi uu hogaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Maamulkiisa ayaa Goor-dhow gaarey Degmada Diinsoor…

Posted in WARARKA MAANTA

Tababar Khartuum loogu soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga

Muqdisho, 23 December 2015: Munaasabad Tababar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga oo muddo sanad ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Qatar airways oo Duulimaad Toos ah ka billabi- doonto Soomaaliya.

Muqdisho, 22 December 2015: Shirkadda Dayaaradaha ee Qatar Airways, ayaa sheegtay inay  dhawaan billabayso Adeegy Duulimaad oo Toos…

Posted in NEWS in ENGLISH

BLACK WEEK FOR FREEDOM OF INFORMATION IN SOMALIA

Muqdisho, 22 December 2015: Reporters Without Borders (RSF) condemns the latest violations of freedom of information by Somalia’s…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha Booliska oo ka hadlay xoojinta Amniga

Muqdisho, 22 December 2015: Kulankan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska ayaa ahaa mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Mas’uuliyiin Dowladda ka socda oo gaaray Jowhar

Muqdisho, 22 December 2015: Wafdi ka socda Dowlada ee uu hoggaaminayo wasiirka Kalluumeesiga iyo Kheyraadka badda ayaa goordhow…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ka tirsan Maamulka K/Galbeed oo is casilay

Muqdisho, 22 December 2015: Wasiirkii lagu magacaabo Cumar Dheere, kana tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa shaaciyay inuu iska-casilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Baarlamanka oo Mushaaraadkii ka jaray Xildhibaanno

Muqdisho, 22 December 2015: Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaar Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyai ayaa sheegay in ay jiraan Xildhibaanno…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Odawaa oo sheegay in Dowladu ay diyaar u tahay dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Muqdisho, 22 December 2015: Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa shacabka gobollada  Hiiraan iyo Shabeellaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal loo Maleeyay in uu Ka Tirsanaa Hay’adda NISA Oo Maanta la Dilay

Muqdisho, 21 December 2015: Rag hubaysan oo watay Gaari ayaa Galabta ku dilay Xaafadda Taleex ee Degmada Hodon…