Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo goor dhow gaaray Beledweyn

  Muqdisho, 21 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Jawaari “Dowladda Hoose ha lagu wargeliyo inaan lagu deg degin hantida ma guurtada Baarlamaanka”

Muqdisho, 21 December 2015: Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiya Baarlamaanka, ayaa maanta ka hadlayay kulankii Baarlamaanka uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal ka tirsan Bangiga Hor-umarinta oo la dilay

Muqdisho, 21 December 2015: Nin sarkaal ah oo ka tirsan Bangiga Hor-umarinta ayaa mar dhow lagu toogtay Xaafada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo gudoomiyaha gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)

Muqdisho, 20 December 2015: Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha islamarkaana lagu magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo nuqul…

Posted in WARARKA MAANTA

XOG CUSUB: Dalka Itoobiya oo u kala jabaayo laba dowladood

Muqdisho, 20 December 2015: Sida Lagu soo waramaayo rabashado, dibad baxyo xiriir ah iyo dagaal is ceyrsi ah,…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG: Dayaarad Air France oo Bomb laga helay, deg degna ugu degtay Mombasa

Muqdisho, 20 December 2015: Warar iminka naga soo gaaray magaalada Mombasa ayaa sheegaya in laga helay  bomb musqusha…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Soomaaliya oo maanta u dabaal degaya sanad-guuradii 72aad

Muqdisho, 20 December 2015: Xus loogu dabaal degaayo 72-guuradii ka soo wareegatay aas aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo dil ka badbaaday

Muqdisho, 20 December 2015: Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo “ayaa sheegay inuu shalay ka bad baaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Yaa dilay Hindiya Xaaji Maxamed?

Muqdisho, 20 December 2015: Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble ayaa sheegay in dowladda ay gacanta ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararki ugu dambeeyay Qaraxi Maka-Almukarama iyo dhibaatadi ka dhalatay

Muqdisho, 19 December 2015: Qaraxi maanta duhurki ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama, iyadoo warar kala duwan uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho, 19 December 2015: Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay soo qabanqaabisay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dr Nur Faarax wasiirka dakadaha DFS oo kasoo jeeda Hargaysa oo si culus uga hadlay qiimaha midnimada Soomaalida (daawo) | Puntland Observer

Muqdisho, 19 December 2015: Midnimada Soomaaliya qofba si u arag. Bal fiirsada oo dhegeeysta Wasiirka Dakadaha ee Dowlada…