Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Odawaa : “Mowqifka dowladda waa cad yahay, ma ogolin darbiga ay Kenya ka dhiseyso xuduuda”

Moqdisho, November 13, 2015 — C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha ee Federalka, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Malta oo Ka Furmay Shirka Midowga Yurub Oo looga Hadlayo Qaxootiga Afrika

Moqdisho, November 13, 2015 – Wadanka Malta ayaa waxaa ka bilawdey shirweyne ay ka qeyb galayaan hogaamiyayaasha…

Posted in NEWS in ENGLISH

Report: Kenyan troops smuggling sugar from Somalia

FILE- In this Wednesday, Dec. 14, 2011 file photo, a Kenyan soldier stands amongst piles of locally-produced…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in madaxweynaha Kenya uu kala hadlay joojinta derbiga laga dhisayo xadka labada dal

Moqdisho, November 12, 2015 —R/wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda Kenya uu kala hadlay in xadka Soomaaliya…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay

Moqdisho, November 12, 2015 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

“Iskaashiga waddamada Jaamacadda Carabta iyo Koonfur America waxa uu muhiim u yahay horumarka iyo xasiloonida caalamka”

Moqdisho, November 12, 2015 —Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Jeesow oo Barlamaanka ka codsaday in Kenya wadanka laga saaro

Moqdisho, November 12, 2015 — Dahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaaka D F ah kana mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

The Ethiopian Regime Is Destabilizing the Horn of Africa Region

Yohannes Woldemariam: Associate Professor of International Relations and Environmental Studies at Fort Lewis College. Moqdisho, November 12, 2015…

Posted in WARARKA MAANTA

Liiska 35 Webseed oo ay xireyso DF Soomaaliya, hoose ka aqriso.

Moqdisho, November 12, 2015 —Amar deg deg ah ee kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Xasan Shekh Adan oo weerar ismiidaamin ah ka baxsaday

  Moqdisho, November 11, 2015 —Warar mar dhow naga soo gaaray degmada Afgooye, ayaa sheegaya in weerar…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo ilaalinta xaquuqda carruurta oo ka furmay Muqdisho

  Moqdisho, November 11, 2015 —Shirkaan wada tashiga ah ee looga hadlayo sidii bulshadda loogu wacyigalin lahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiro iyo Xildhibanno ka qeyb galay kulan looga hadlayay doorka haweenka ee siyaasadda dalka

  Moqdisho, November 11, 2015 —Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta xaquuqda  Aadanaha,  Wasiirka Wasaarada caafimadka, Xilibaanno katirsan…