Author: Ali Omar Ghedi
RW/ xigeenka oo ka qayb galay aaski loo sameeyey Marxuum Maxamed Axmed Gurxan
Muqdisho November 8, 2015 – Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada…
Madaxweynaha oo madaxda gobolka kala hadlaya arrimaha amniga iyo la dagaalanka argagixisada
Muqdisho, 08 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Entebbe,…
Xildhibaan Qoono oo soo dhaweeyay soo afjaridi dhismaha guddiga Farsamada ee Hiiraan iyo Sh/dhexe
Muqdisho, November 08, 2015 – Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanayaasha ka tirsan baarlamaanka federaalka ah…
Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo loo sameeyay aas Qaran
Muqdisho, November 08, 2015 – Waxa maanta magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo…
R/wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Kenya
Muqdisho, November 08, 2015 –Madaxweynaha Kenya, Uhuro Kenyatta ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay ra’iisal wasaaraha…
Q.M. oo warbixin ka soo saartay dadka dhibaatada ka soo gaartay daadaki ku dhuftay qaarka mid ah gobollada Soomaaliya.
Muqdisho, November 08, 2015 –Warbixin uu soo saaray xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadinimada QM ee OCHA ayaa…
Madaxweyne Xasan “Hey’adaha ammaanka waa inay sharciga horkeenaan gacan-ku dhiiglayaasha Xildhibaanka dilay”
Muqdisho- November 07 2015-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaah ha…
Xilibaan Maxamed Axmed Gurxan oo u geeriyooday dhaawaci maanta soo gaaray.
Muqdisho, November 07, 2015 – War iminka na soo gaaray ayaa sheegaya in Xilibaan Maxamed Axmed Gurxan oo…
Baarlamaanka oo ka hadlay sharciga iibka iyo qandaraasyada Qaranka
Muqdisho, November 07, 2015 – Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka…
Ciidamada NewBolis ee Ethiopia oo 23 qofood ku dilay Xadka.
Muqdisho, November 07, 2015 – Waxgarad ka soo jeeda gobolada Galbeedka Soomaaliya, ayaa xaqeejiyay in ciidamada ismaamulka Soomaalida…
WAR DEG DEG AH: Xildhibaan mar dhow la dhaawacay.
Muqdisho, November 07, 2015 – Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo lagu magcaabo Maxamed Axmed…
Wasiir ku-xigeenka caafimaadka oo ka hadlay koontaroolka tayada dawoyinka la keeno
Muqdisho, November 07, 2015 – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi (Cismaan Daallo)…