Author: Ali Omar Ghedi
Wasaarada Caafimaadka Oo Sheegtay In Ay Diyaarisay Dawooyin Lagu Caawinayo Dadka Degan Webiga Jiinkiisa
Muqdisho, 23 October 2015 – Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sameysay diyaar garow…
Golaha Wasiirada oo magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadda iyo Roobabka
Muqdisho, 22 October 2015 –Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa,…
Shir-weynihii looga hadlayay isbedelka cimilada iyo masiibooyinka oo lagu soo geba gebeeyay Muqdisho
Muqdisho, 22 October 2015 –Shirweynihii looga hadlayey sidii looga gaashaaman lahaa isbedelka cimilada, Fatahaadda, Roobabka iyo roobabka…
Wasiirka Waxbarashada oo 300 oo arday ah u sagootisay Itoobiya
Muqdisho, 22 October 2015 –Wasiirka waxbarashada xukuumada Soomaaliya Khadar Bashiir Cali oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha iyo…
Dowladda F. S. iyo Maamul goboleedyada oo kala saxiixday Heshiis ku saabsan kheyraadka dalka
Muqdisho, 22 October 2015 –Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa maanta…
Yaab : Xasan Sheekh oo loo soo diray hambalyo ku aadan 21 Oktoobar 1969
Muqdisho, 22 October 2015 – Boqorka Sacuudiga Sulmaan Bin Cabdal Casiis Aala Sucuud ayaa hambalyo ku aadan…
Qunsulka Guud ee Cadan oo ku baaqay in si deg deg ah loo fuliyo waxa ka soo baxay shirkii Brussels
Muqdisho, 22 October 2015 –Qunsulka Guud ee Dowlada Federaalka soomaaliya u fadhiya Magaalada Cadan ee dalka Yamen Axmed Cabdi Xxasan…
Mudane madaxweyne, waan kuu gardhiganayaa (Warqad furan oo ku socota Madaxweyne Xasan Sheekh)
By: Amina Muuse Weheliye Cadoow Muqdisho, 21 October 2015 – Marka hore ma jirto salaan ka sareysa tan…
Dabley hubeysan oo ku dishay Cabudwaaq Mu’adinka Masjid Jaamac
Muqdisho, 21 October 2015 – Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay afaafka hore ee Masjidka Jaamaca Imaam…
Xukuumadda oo lagu wado iney magacawdo guddi wax ka qaban doona fatahaadaha
Muqdisho, 21 October 2015 –Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte oo Warbaahinta…
Haweenka ku jira Barlamanka oo kulan la qaatay dhallinyarada
Muqdisho, 21 October 2015 – Mudanayaasha haweenka ah ee ku jira Baarlamanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay…
“Meel aad u fiican ayeey marayaan howlaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe”
Muqdisho, 21 October 2015 –Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay ineey…