Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Qaban Qaabada Caleema saarka Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed oo ka socota balliqardhaas

Muqdisho, 20 October 2015 – Suldaan Sh. C/qani Qorane Maxamed Ayaa dhowaan Lagu Wadaa In Lagu caleemo saaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladdaha Sacuudiga iyo Jabuuti oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya

Muqdisho, 20 October 2015 – Boqorka waddanka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdi casiis ayaa magaalada Riyaad ee waddanka Sacuudiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadin Soomaaliyeed oo loo doortay Baarlamaanka Canada

Muqdisho | QOL | 20 October 2015 – Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Xuseen ayaa loo doortay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahmed Hussen Wins, The First Somali-Canadian MP

TORONTO | QOL | October 19, 2015 – Ahmed Hussen made history  by becoming the first Somali-Canadian elected to…

Posted in WARARKA MAANTA

Roob, D F oo jidadkeeda xirtay iyo Muqdisho oo go’doonsan.

Muqdisho,20 October 2015 –Roob xalay ila saaka ka da’yay magaalada Muqdisho, ayaa sababay in dad badan ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubaland “Aan ka tagno Beesha Caalamka, anaga oo Soomaali kaligeen ah aan talo gaarno”

Muqdisho, 20 October 2015 – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa muujiyay in loo baahan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo sheegay in waqtigu yaryahay loona baahanyahay in aan lagu dhumin is qab qabsi

Muqdisho | QOL | 19 October 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Afrika oo samaysanaysa ciidamo heegan ah

Muqdisho, 19 October 2015 – Qorshahan ciidamada gaar ka ah loogu samaynayo Afrika ayaa loo la jeedaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka qeyb galay xaflad lagu soo bandhigayay dariseenta

Muqdisho, 19 October 2015 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka arrimaha gudaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka difaaca ee Soomaaliya oo ka hadlay ciidamada ay sameysanayaan dalalka bariga Afrika

Muqdisho, 19 October 2015 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka wada tashiga doorashooyinka 2016 oo maanta ka furmaya Muqdisho

Muqdisho, 19 October 2015 – Shirka wada tashiga qaran ee habka doorashooyinka sanadka 2016, ayaa maanta ka furmaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Cilmi baaris ku saabsan tacadiyadaha haweenka loo geysto oo la soo bandhigay

Muqdisho, 19 October 2015 – Cilmibaaris ku saabsan tacadiyadaha loo geysto Haweenka Soomaaliyeed oo ay si wadajir ah…