Author: Ali Omar Ghedi
Taliyihii Ciidamada Itoobiya ee ka howl gala Soomaaliya oo la badalay
Muqdisho, October 4, 2016: Dowlada Itoobiya ayaa is badal ku sameesay Hogaanka Ciidankeeda ka howlaga Soomaaliya gaar ahaan…
QM oo wakiil cusub u soo dirsatay Somalia
Muqdisho, October 4, 2016: Ban Ki-Moon,Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, ayaa Isniintii magacaabay,Hubert Price oo noqonaya Madaxa Xafiiska…
Ergada shirka Jowhar oo loo qeybiyay Dastuurki
Muqdisho, October 3, 2016: Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee ka…
R/Wasaare ku xigeenka oo ku qancinaya odayaasha Hiiraan ka qeybgalka shirka Jowhar
Muqdisho, October 3, 2016: Maxamed Cumar Carte,Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Soomaaliya, ayaa wali ku sugan magaalada Beledweyne…
Itoobiya oo shaacisay waqtiga oo Ciidankeeda ay kala baxeyso Soomaaliya
Muqdisho, October 3, 2016: Dowladda Itoobiya ayaa qorsheyneysa iney Ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya,kuwaasi oo hada qeyb ka ah…
R/wasaaraha Itoobiya oo qiray xasuuq ka dhacay dalkiisa
Muqdisho, October 3, 2016: Hailemariam Desalegn,Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, ayaa eedda dadkii ku dhintay isbuurashada ka dhacday gobolka Oromiya…
Hay’adda Culimada oo ka digtay Qoondada Haweenka ee Baarlamaanka
Muqdisho, October 2, 2016: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta walaac ka muujiyay qoondada Haweenka 30% ee Baarlamaanka labada…
Cali Khaliif oo sheegay inay isaga baxayaan wada hadalka au kula jiraan somaliland
Muqdisho, October 2, 2016: Dr. Cali Khaliif Galeyr, Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, ayaa sheegay inay isaga baxayaan wada hadalka…
Ciidamo ka tirsan AMISOM oo la geenaayo Cadaado
Muqdisho, October 2, 2016: Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, C/Qaadir Sheekh Cali Diini, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa hada ku…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo amray in la furo waddooyinka
Muqdisho, October 2, 2016:Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa amray in la furo…
Danjire Afey oo loo magacaabay Ergeyga Qaxootiga Soomaaliya
Muqdisho, October 1, 2016: Markii u horeysay ayaa Qaramada Midoobey ergey gaar ah u magacawday Arrimaha Qaxootiga Soomaaliya,…
Madaxweyne Xasan oo ka warbixiyay saldhiga Turkiga ka samaynayo
Muqdisho, October 1, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya oo wareysi siiyay wakaalada wararka dalka Turkiga Anadol ayaa…