Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha: “India waxaan kala hadleynaa arrimaha dhaliyaro Soomaali ah oo dalkeeda ku xiran’’

Muqdisho, 27, September 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso…

Posted in WARARKA MAANTA

Arrintii dhalinyaradii ku xirreed Hindiya iyo wixi ku soo kordhay

—————————— Qaranimo Online | Muqdisho

Posted in WARARKA MAANTA

”Waxaan bilaabeynaa howlgal cusub oo ka dhan ah Al-shabaab”

Muqdisho, September 26, 2016: Maxamed Xaashi Cabdi Carabay, Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay qorshaynayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

AMISOM oo xallisay Colaadii Marka

Muqdisho, September 26, 2016: Shir socday afar maalmood oo xal looga gaarayay colaada ka taagan magaalada Marka iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dib u eegis lagu sameynayo Heshiiskii lala galay Shirkadaha maamula Dekeda iyo garoonka Adan Cade

Muqdisho, September 26, 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa dib u eegis ku sameyn doonta Heshiiskii lala galay Shirkadaha maamula…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso Magacyada Guddiga Xallinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS

Muqdisho, September 25, 2016: Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar oo dad badan ku waxyeloobeen oo xalay ka dhacay Beledweyn

Muqdisho, September 25, 2016: Dad la sheegay 8 ruux, ayaa ku dhaawacmay weerar bambaano oo xalay lagu qaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

jadwalka doorashada Soomaaliya oo dib u dhacay

Muqdisho, September 25, 2016: Waxa soo baxay in jadwalka doorashada dib u dhacii ku yimid, ka dib marki…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad Soomaali ah oo ku xiran Uganda oo codsaday in damaanad lagu sii daayo

Muqdisho, September 24, 2016: Dad ka kooban 7 ruux oo Soomaali ah oo loo haysto innay ka tirsanaayeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaca iyo Astaan Calanka Maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la dalbay in la soo gudbiyo.

Muqdisho, September 24, 2016: Ayadoo maalmahaan magaalada Jowhar ka socoto wajiga labaad ee dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe…

Posted in WARARKA MAANTA

Beelaha oo isku haysta qaybsashada ergooyinka soo xulaya Xildhibaanada

Muqdisho, September 24, 2016: Khilaafaad badan ayaa ka taagan sida loo qeybsanayo ergooyinka Beelaha ee soo dooranaya Xildhibaanada…

Posted in WARARKA MAANTA

Hindiya oo dil ku xukuntay 50 ruux oo Soomaali ah

Muqdisho, September 24, 2016: Dowladda Hindiya ayaa 50 ruux oo Soomaali ah,  dil ku xukuntay kuwaasoo ka mid…