Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Warar ka soo baxay Weerarkii Is-qarxinta ahaa ee lagu dilay Jen. Goobaale

Muqdisho, September 18, 2016: Warar fah-faahin ah ayaa ka soo baxaya weerar is qarxin ah oo maanta duhurkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Lacagtii laga xaday Bankiga dhexe oo wali la isku heysto

Muqdisho, September 18, 2016: Max’ed  Aadan Ibraahim (Farkeeti),Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Soomaaliya, ayaa sheegay in Lacagtii laga xaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenkiisa oo ku qaybsamay arrinta Jowhar

Muqdisho, September 18, 2016: Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenkiisa ayaa isku af-garan waayay ka qeyb galka shirka Maamul…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo sagootiyay Guddi dul taagnan doono Dacwada Badda ee Somalia iyo Kenya

Muqdisho, September 18, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay sagootiyay guddi kor joogto ah, kuwaasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Colaada Marka iyo ciddii ka dambaysay

Muqdisho, September 17, 2016:  Xasan Cumar Macallin,Guddoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose,ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda arrimaha gudaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun ku ridey qaar ka tirsanaa ururka IS

Muqdisho, September 17, 2016: Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Bay ayaa ku xukuntay xukun xarig ah rag…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka maamul u sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan oo la isku mari la’ayahay

Muqdisho, September 17, 2016: Wararka  na soo gaaray aya sheegaya in, Shirka maamul  u sameynta Sh/dhexe iyo Hiiraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar dhow lagu soo dhoweeyay magaalada Jowhar

Muqdisho, September 15, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo ka baxay degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan

Muqdisho, September 15, 2016: Ciidamada Itoobiya oo ka mid ah howl galka AMISOM iyo ciidamada dowladda ayaa saaka…

Posted in OPINION / FIKRAD

Somalia has turned the corner towards stability and progress. By ABDUSALAM OMER

Muqdisho, September 14, 2016: As I looked around the conference room, I was overcome with emotion. I looked…

Posted in WARARKA MAANTA

Siilaanyo oo ka carooday War murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii IGAD

Muqdisho, September 14, 2016: Axmed Maxamed Siilaanyo, Madaxweynaha Somaliland, ayaa cambaareeyay war murtiyeedkii ka soo baxay Shir Madaxeedkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka soo muuqday Liiska 135-ka ee Odayaasha Dhaqanka

Muqdisho, September 14, 2016: Shirki Madasha Wada-tashiga Qaran ee Muqdisho, ayaa la isku raacay in Ugaas Xasan Ugaas…