Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhashay gaari marayay Maka Al-Mukarama

Muqdisho, September 5, 2016: Qarax ka dhashay gaari  marayay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, ayaa ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo taageersan qoondada haweenka

Muqdisho, September 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qiray in sugida Amniga Muqdisho uu liito.

Muqdisho, September 4, 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa qiray in habacsanaan dhinaca amniga…

Posted in WARARKA MAANTA

“Bangiga Dhexe waxa ka dhacay musuq maasuq ma ahan, ee waa Xatooyo”

Muqdisho, September 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa markii u horeysay ka hadlay lacagtii laga xaday…

Posted in OPINION / FIKRAD

Reclaiming Somalia: The Path Forward, Moving Towards Statehood

Muqdisho, September 3, 2016: Every Somali can tell you their own tale of woe about the state of…

Posted in WARARKA MAANTA

Qorshihii ay wada wateen Somaliland iyo Imaaraadka ee Dakada Berbera oo fashilmay.

Muqdisho, September 3, 2016: Wararka an ka helnay Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraatka Carabta ayaa sheegaya in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo la filaayo in uu maanta furmo.

Muqdisho, September 3, 2016: Shirka maamul u sameeynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa maanta lagu wadaa inuu dib uga…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ugaas Xasan wuxuu na weydiistay, in Hiiraan la kala jaro, IGAD-na awood uma lahan”

Muqdisho, September 3, 2016: Danjire Maxamed Cabdi Afey,wakiilka Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ka hadlay howlaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Ethiopia: Dad banaanbaxaya oo gubay beero Ubax ah

Muqdisho, September 2, 2016: Shirkad Ubaxa beerto oo laga leeyahay dalka Netherland ayaa sheegtay in dad banaanbaxaya oo…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ugaas Xasan, waa ugaaskeyga, tixigelin ayaa u heynaa, waana aqoonsanahay”

Muqdisho, September 2, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay ka qeyb galay Barnaamijka Dood Wadaag…

Posted in WARARKA MAANTA

Tarsan ”Hadaan Madaxweyne noqdo, Gabre wadankan ma soo galayo”

Muqdisho, September 2, 2016: Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, musharaxa xilka Madaxweynaha, ayaa sheegay in dowladda ku fashilantay maamul…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo baahisay magaca iyo beesha uu u dhashay ninki isku qarxiyay SYL

Muqdisho, September 1, 2016: Warbaahinta ku hadasha afka Al-Shabaab ayaa baahisay wareysi laga qaaday ninkii fuliyay weerarkii…