Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Gaafoow oo shaaciyay sababta fududaysay in la weeraro Hoteelada Liido

Muqdisho, August 28, 2016: Jen. Gaafow,Taliyaha cusub ee ciidanka abada Sugida Somalia ayaa waxa uu ka hadlay sababta…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka “TICAD”

Muqdisho, August 28, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo dhowaan dib u furmaya.

Muqdisho, August 28, 2016: Waxaa Muqdisho iyo Jowhar ka socda qaban qaabadii u dambeysay ee dib loogu furayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan looga hadlayay horumarinta Isboortiga oo lagu qabtay Baydhabo

Muqdisho, August 27, 2016: Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed ayaa ka qeybgaley kulan bahada Isboortiga Gobolka Baay ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug Oo Ka Jawaabtay Warki Puntland

Muqdisho, August 27, 2016: Maamulka Galmudug ayaa si kulul uga hadlay,go’aan dhawaan ka soo baxay Maamulka Puntland,kaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka oo la isku afgaran la’yahay

Muqdisho, August 27, 2016: Madaxda madasha Wada-tashiga Qaran ayaa la filayaa inay dhimaan tirada ergooyinka soo xuleysa xildhibaanada,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo Nairobi kaga qeybgalaya Shirka Iskaashiga Afrika iyo Japan (TICAD)

Muqdisho, August 26, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Bankiga Dhexe oo sheegay in lacag laga xaday Bankiga

Muqdisho, August 25, 2016: Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Dr. Bashiir Ciise Cali, ayaa xaqiijiyay in Bankiga laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin ganacsade ahaa oo lagu diley Nairobi

Muqdisho, August 25, 2016: Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa xalay nin ganacsade ah ku dileen xaafadda Islii ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Tarsan oo maanta ku dhawaaqaya in uu yahay Musharax Madaxweyne

Muqdisho, August 25, 2016: Maxamuud Axmed Nuur Tarsan,Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa maanta la…

Posted in WARARKA MAANTA

Meydka Jen. Maxamed Cali Samatar oo la soo gaarsiiyay Muqdisho lana aasay

  Muqdisho, August 25, 2016: Waxaa mar dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe dhowaan ayaa la dhisayaa”

Muqdisho, August 24, 2016: Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo hoggaaminayay wafdi ka kooban Xildhibaano oo shalay gaaray magaalada…