Author: Ali Omar Ghedi
Soomaaliya oo u diyaar garowday marti gelinta shir madaxeedka IGAD
Muqdisho, August 24, 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay u diyaar garowday marti gelinta shir madaxeedka IGAD oo…
Weerar xalay lagu qaaday Guriga ay deganaayeen Xildhibaano
Muqdisho, August 24, 2016: Warar dheeraad ah iyo fahfaahin ayaa ka soo baxaya weerar bambaano oo sababay dhimasho…
Ra’iisul wasaaraha Kanada oo difaacay dharka haweenka Muslimiinta ah
Muqdisho, August 23, 2016: Justin Trudeau, ra’iisul wasaaraha dalka Kanada, ayaa sheegay in uu difaacayo xuquuqda shakhsiga iyo…
“Al-Shabaab dadka ay dilayaan iyo kuwa ay qarxinayaan kuma taageersani”
Muqdisho, August 23, 2016: Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ka mid ahaa taageerayaashii Maxkamadihii Islaamiga ee dalka…
Mid ka mid ah haweenka u dhaq dhaqaaqa arrimaha bulshada oo is sharaxday
Muqdisho, August 23, 2016: Madiina Caamir Maxamed oo ka mid ah Haweenka u dhaq dhaqaaqa bulshada rayidka ayaa…
John Kerry oo la kulmayo wasiirada arimaha dibadda bariga Afrika
Muqdisho, August 22, 2016: Xoghayaha arimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry, ayaa maanta 8 kamid ah wasiirada dalalka…
“Cid sharciga kaligeed meel ugu xiran yahay ma jirto, Kaararka aqoonsiga waa sharci”
Muqdisho, August 22, 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale, guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, ayaa si kulul uga jawaabay…
Odayaasha dhaqanka ee 135 Oday oo la qorsheynayo in ay Xildhibaanada soo xulaan
Muqdisho, August 22, 2016: Guddiga doorashooyinka ayaa wada qorsho lagu doonayaan sidii meesha looga saari lahaa 51-ka xubnood…
Badeecado dhacay oo dekadda Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho, August 21, 2016: Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay badeecado dhacay oo u rarnaa…
Faah faahin ka soo baxaya qaraxyadii Gaalkacyo
Muqdisho, August 21, 2016: Dad ka badan10 ruux ayaa ku geeriyooday qaraxyo xooggan oo maanta ruxay magaalada Gaalkacyo…
Madaafiic ku dhacday Xarunta Wasaaradda Gaadiidka
Muqdisho, August 21, 2016: Ila afar madaafiic oo hoobiyeyaal ah ayaa ku dhacay xarunta Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo…
Qaraxyo xooggan oo goor dhow gil gilay magaalada Gaalkacyo
Muqdisho, August 21, 2016: Labo Qarax oo waa weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Gaalkacyo qeybteeda waqooyi…