Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaali Laga Sii daayey Xabsi ku yaal Masar

Muqdisho, August 20, 2016: Xabsiyo dalka Masar ku yaal, ayaa waxaa laga sii daayay 120 ruux oo Soomaali,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii S/Guud Maxamed Cali Samatar

 Muqdisho, August 20, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Jen. Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday Mareykanka

Muqdisho, August 20, 2016: Jen. Maxamed Cali Samatar  ayaa saacado ka hor ku geeriyooday dalka Maraykanka. Allah u…

Posted in WARARKA MAANTA

Howl gallo laga sameeyay Gaalkacyo oo dad lagu soo qabtay

Muqdisho, August 18, 2016: Warar an ka helnay magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in howl gallo dad badan lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahlusuna oo diiday in ay la hadasho Maamulka Galmudug

  Muqdisho, August 18, 2016: Maamulka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe ayaa diiday wada hadal ay garwadeen ka tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir Ganacsi oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho, August 17, 2016: Wasaaradaha Ganacsiga iyo Maal-gashiga ee Soomaaliya iyo Masra ayaa shalay uga furmay magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo ka hadlay geerida hogaamiyaha Al-Shabaab Abuu Cubeyda

Muqdisho, August 17, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, ayaa wax laga weydiiyay wararka sheegaaya in Amiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo maanta shaqadiisa ugu dambeeyso

Muqdisho, August 17, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka, kaasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Hadliye oo ka hadlay dacwada Badda ee Kenya iyo Soomaaliya ka dhaxaysa

Muqdisho, August 15, 2016: C/Salaan Hadliye Cumar, Wasiirka Arimaha Dibada Somaliya, ayaa Saxaafadda u sheegay inay rajo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

“Madaxweynaha isagaa xilka sii haynaya illaa doorashada ka dhaceyso”

Muqdisho, August 15, 2016: Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in Madaxweynaha uu xilka sii heynayo inta doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo Soomaali iyo Mareykan oo howl-gallo ka fuliyay Koofurta Somalia

Muqdisho, August 15, 2016: Ciidamada Mareykanka oo taageeraya kuwa Kumaandooska Soomaaliya, ayaa labo howl gal oo gaar ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Digniin la siiyay Shirkadaha Canshuurta la dhuunta.

Muqdisho, August 14, 2016: Nuur Faarax Jimcaale,Hanti dhowrka guud ee Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in…