Author: Ali Omar Ghedi
Booliska AMISOM oo sugaya amniga xilliga doorashooyinka
Muqdisho, August 14, 2016: Booliska AMISOM ayaa sheegay inay kala shaqeyn doonaan Booliska Soomaaliya sugida amniga dalka xilliga…
Madaxweyne Xasan oo loogu baaqay in uu xilka banneeyo September 10-keeda
Muqdisho, August 14, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa loogu baaqay inuu xilka baneeyo marka la gaaro…
Maalinta dhalinyarada Adduunka oo Tartan lagu xusay
Muqdisho, August 13, 2016: Shalay oo ahayd maalinta Dhalinyarada Adduunka ee ku aadanayd 12-ka Agosto ayaa tartan kubadda…
Booliska Gobolka Barri oo Boosaaso Ku Qabtay Tahriibayaal
Muqdisho, August 13, 2016: Ciidanka booliska gobolka barri ayaa Magaalada Boosaaso ku soo qaqabtay tahriibayaal garaya 160 qof…
Gabadha Soomaaliya uga qayb-galayso ciyaaraha Brazil oo maanta tartameysa
Muqdisho, August 13, 2016: Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed Daud Maxamed ayaa hore u gaaray magaalada Rio De…
Aqoonyahanno diidan ku dhaqanka Diinta Islaamka iyo jawabti Shekh Umal
Muqdisho, August 11, 2016: Waxan maqli-jray in Qurba joogta soomaalida qaarkood ay ku qaan-gaaraan 45 sano. Ma sababta lo cuskaday…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo lagu soo dhoweeyay Jigjiga
Muqdisho, August 11, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho ku jooga magaalada…
Shirka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo Muqdisho loo soo wareejinayo
Muqdisho, August 11, 2016: Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, ayaa la qorsheynayaa in laga soo…
Nabadoon xalay lagu dilay Muqdisho
Muqdisho, August 11, 2016: Suuqa Bakaaraha ayaa xalay kooxo hubeysan ku dilay Nabadoon Saciid Sheekh Aadan oo ka…
SOMALI OIL – the great middle east project
Muqdisho, August 10, 2016: Asc Aqrstayaasha Sharafta leh. F Y I https://youtu.be/y4t9ldV5GZ8 ——————————— Qaranimo Online | Muqdisho
Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay Xubinimada Baarlamaanka Gobolka Minnesota
Muqdisho, August 10, 2016:Ilhaan Cumar ayaa ku guuleystay xubinimada Baarlamaanka Gobolka Minnesota, gaar ahaan degmada 60-B, iyadoo…
Somaliland oo caddaysay in aysan shaqa ku lahayn wixii ka soo baxay Madasha
Muqdisho, August 10, 2016: Shirki shalay magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay ee ku saabsanaa madasha Wadatashiga Qaran…