Author: Ali Omar Ghedi
Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo isku qabtay Dastuurka
Muqdisho, August 6, 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari, ayaa isku qabtay qodobo ka…
Banaanbax ballaaran ee ka socoda Muqdisho
Muqdisho, August 6, 2016: Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka socda banaanbax ballaran oo ay dhigayaan haweenka soomaaliyeed…
Soomaaliya oo marti galineysa Shirka IGAD
Muqdisho, August 6, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa saaka dib ugu soo laabtey magaalada…
Ciidamada Danab oo qabsaday garoonka diyaaradaha Gaalkacyo
Muqdisho, August 6, 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in xalay maqribkii ay ka dageen…
Somaliland, oo war cusub kasoo saartay, Baasaboorka Soomaaliya
Muqdisho, August 4, 2016: Xukuumadda Somaliland ayaa shalay mamnuucay Baasaboorka Somalia ee sida qarsoodiga ah loogu samayn jiray…
Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo dib loo abuurayo
Muqdisho, August 4, 2016: Warar na soo gaarayo, ayaa sheegaya in todobaadka soo socda dib loo bilaabi doono…
Shirka Madasha Wada-tashiga oo dhawaan soo saarayo Jadwalka doorashada
Muqdisho, August 4, 2016: Go’aan ka gaarida Madasha Wada-tashiga oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu…
AMISOM oo askar ku maxkamadeynayso Muqdisho
Muqdisho, August 3, 2016: Waxaa weli ka socota Magaalada Muqdisho Maxkamadeynta 17 Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM…
Tarsan oo walaac ka muujiyay Doorashada 2016
Muqdisho, August 3, 2016: Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed, ayaa walaac ka…
Shirka Wada-tashiga Qaran oo shalay baaqday oo maanta furmaya
Muqdisho, August 3, 2016: Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran, ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaasoo lagu go’aamin doono…
Shirki Madasha Wada-tashiga Qaran oo maanta furmaya
Muqdisho, August 2, 2016: Ayada oo la hadal hayo, in uu jiro shaki ku aadan inay dib u…
Qowmiyada Amxaarada oo ka soo horjeesatay jiritaanka Dowladda Itoobiya
Muqdisho, August 2, 2016: Boqollaal kun oo ruux ka soo jeeda qowmiyada Amxaarada Itoobiya, ayaa dhigay dibad bax…