Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Raashinkii gargaarka ee Turkiga oo la iibsaday

Muqdisho, August 2, 2016: Waxaa la ogaaday oo soo if- baxay fadeexo ku saabsan in qeybtii raashinkii gargaaka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Deegaanno Cusub

Muqdisho, Augst 1, 2016: Wasiirka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay wararka sheegaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Waaxeed oo lagu dilay degmada Yaaqshiid.

Muqdisho, August 1, 2016: Rag hubeysan ayaa xalay degmada Yaaqshiid ku dilay Gudoomiye Waaxeed ka tirsanaa maamulka degmadaasi….

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashada oo goor dhow shir jaraa’id qabanaya

Muqdisho, August 1, 2016: Guddiga hirgelinta doorashooyinka Federaalka, ayaa mar dhow qabanaya shirkoodii jaraa’id ee ugu horeeyay, tan…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxyo lagu weeraray Xarunta Dambi baarista CID

Muqdisho, July 31, 2016: Warar ka soo baxaya qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu weeraray xarunta CID-da ee dambi…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad fara badan oo Soomali ah, oo ku xayiran garoonka Diyaaradaha Istanbul

Muqdisho, July 30, 2016: Soomaali farabadan oo ay diyaaradda Turkish Airlines ka soo daad-guraysay daafaha Caalamka, kuna sii…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo lagu cadaadiyay Inay furto xadka Soomaaliya

Muqdisho, July 30, 2016: Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Kenya, ayaa ka dalbaday dowladda Kenya in ay furto xuduudka…

Posted in WARARKA MAANTA

“Nabad raadinta Soomaaliya halis ayay ku jirta, hadii aan la sii wadin maal gelinta AMISOM

Muqdisho, July 30, 2016: Aamina Maxamed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya, ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka in la sii…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga hirgelinta doorashada oo qorshahooda gudbiyay.

Muqdisho, July 30, 2016: Guddiga doorashada ee Federaalka ayaa la malaynayaa in qorshahooda ugu dambeeya ee doorashada u…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan sheegay inuu dib u dhac ku yimid doorashada

Muqdisho, July 28, 2016: Khaliif  Maxamed Xaaji Xasan, oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka waqtigiisa sii dhamaanaya, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Prof. Jawaari oo lagala hadlayo ansixinta Sharciga doorashooyinka

Muqdisho, July 28, 2016: Mudane Cumar C/rashiid, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa sheegay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayay doorashooyinka 2016 ee ka dhacay Pretoria

Muqdisho, July 28, 2016: Shir ku saabsan doorashooyiska Soomaaliya ee sanadkan ka dhacaya Soomaaliya ayaa ayaa lagu qabtay…