Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Ilaalada gaarka ee madaxtooyada Turkiga oo la kala diray

Muqdisho, July 24, 2016: Ra’iisul Wasaaraha Turkiga ayaa sheegay in la kala diray Ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada,…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo qarax ka badbaaday

Muqdisho, July 23, 2016: Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah Gudoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed, ayaa ka bad baaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Dulmiga Dahsoon: Dhibkii Garay Saynab Subciyow

Muqdisho, July 23, 2016: Dhaca iyo Boobka loo gaysanayo Shacbiga, gaar ahaan kan deggan magaalada Muqdisho oo cid ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo arrin aad looga naxay ka sameeyay gobalka Sh/Dhexe

Muqdisho, July 23, 2016: Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa laga sheegay in Xarakada Al-shabaab ay dhibaatooyin…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah Ilaalada Ordugan oo la xiray

Muqdisho, July 23, 2016: Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in xabsiga dhigtay ku dhawaad 300 oo ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Amniga oo ka warbixisay dad howl gallo lagu soo qabtay

Muqdisho, July 23, 2016: Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa faah faahin dheer ka bixisay howl gallo ciidamada ammaanka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad gaaraya toban ruux oo lagu dilay magaalada Munich.

Muqdisho, July 22, 2016: Wararka naga soo gaarayaa dalka Jarmalka, ayaa sheegaya in dad gaaraya 10 ruux, lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Shaqaalaha Hey’adda Nile Organization oo bilaabay inay Muqdisho ka baxaan.

Muqdisho, July 22, 2016: Hey’adda Nile Organization, ayaa qaar ka mid ah Shaqaalaheeda ay bilaabeen inay isaga baxaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal xalay ka dhacay Ceelasha Biyaha

Muqdisho, July 22, 2016: Waxaa na soo garay in xalay, Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab, uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo la dul-dajiyay Isbitaalka Deva

Muqdisho, July 21, 2016: Sida la sheegayo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa la geeyay Xarunta Isbitaalka Deva…

Posted in WARARKA MAANTA

Howl gallo ay ka qeyb qaateen Ciidamo Mareykan ah oo ka dhacay Jubada Hoose

Muqdisho, July 21, 2016: Wararka an kaa helayno magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in howl…

Posted in WARARKA MAANTA

Hiiraan oo ku dhawaaqday inay sameysanayso Maamul goboleed

Muqdisho, July 21, 2016: Warka na soo gaaray ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka Hiiraan ee ku sugan magaalada…