Author: Ali Omar Ghedi

Posted in VIDEOS

Somalia vs Ethiopia Arrin Waxay Maraysaa Halis! The situation is dangerous!

Muqdisho, July 20, 2016: Asc Walaalayaal: Waxan idinka codanayaa in ad dawataan VIDEO-gaan si ad u fahamtaan meesha Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo Xoojinta Bankiyada Soomaaliya oo Nairobi lagu qabtay

Muqdisho, July 20, 2016: Dood cilmiyeed dheere ku saabsan sida loo xoojin karo Bangiyada Soomaaliya isla markaana ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Gobolka Sanaag oo weli xiisad dagaal ka jirto.

Muqdisho, July 20, 2016: Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in xiisad dagaal wali ka jirto…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’adda Nile Academy oo ku negaanayso Somaliland

Muqdisho, July 20, 2016: Somaliland ayaa sheegtay in aanay deegaanadooda ka saari doonin Hey’adda Turkiga laga leeyahay ee…

Posted in WARARKA MAANTA

15.000 oo macalimiin iyo shaqaale Turki ah oo shaqadii laga eryay

Muqdisho, July 19, 2016: Tiro ka badan 15,0000 oo isugu jira macalimiin iyo shaqaalaha ka shaqeeya goobaha waxbarashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar oo hub iyo gaadiid ugu deeqday ciidamada Soomaaliya

Muqdisho, July 19, 2016: Dowladda Masar ayaa dowladda Soomaaliya maanta ku wareejisay hub, gaadiid iyo sanaad ciidan oo loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Uganda oo ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya

Muqdisho, July 19, 2016: Dowladda Uganda ayaa Guutooyin cusub oo ciidamo ah u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo dad rayid ah ku laaysay deegaanka Aw-diinle

Muqdisho, July 19, 2016: Wararka na soo gaaray ayaa sheegayaa in Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl…

Posted in WARARKA MAANTA

VIDEO: Shaxda iyo qaabkii ay Milateriga u doonayeen in ay u afganbiyaan Dowladda Turkiga

Muqdisho, July 18, 2016:TV-ga Dalka Sucuudiga ee lagu magacaabo Al Carabiya, aya baahiyay shax muujineysa Qaabka ay…

Posted in WARARKA MAANTA

IGAD oo mar kale fashilatay shirki ay la lahayd waxgaradka Hiiraan

Muqdisho, July 18, 2016: Waxaa lagu soo waramayaa in ururka IGAD safar aan horay loo sii shaacin ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Puntland iyo Somaliland oo ku dagaalamay Gobolka Sanaag

Muqdisho, July 18, 2016: Wararka nooga imaanaya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in deegaan lagu magacaabo Booda-Cad oo 30-KM…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir 27aad ee Midowga Afrika oo mar dhow ka furmay Kigali

Muqdisho, July 17, 2016: Waxaa mar dhoweyd ka furmay magaalada Kigali ee Caasimada Rwanda shir madaxeedka Midowga Afrika…