Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Banaadir oo ballan qaaday in Maxaabiista ka caawin-doono dhanka Racfaanka

Muqdisho, July 10, 2016: Dr Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe, oo ah  Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir, ayaa Booqday Xabsiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbax, berri, ka dhici doona Muqdisho (gees ka gees.)

Muqdisho, July 10, 2016: Hay’ada Culimada Soomaaliyeed, ayaa Maalinta Isniinta ah ku Baaqday banaanbax looga soo horjeedo weerarkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Puntland oo sheegay in 50% dilalka ka dhaca Gaalkacyo aanay ahayn fal Al-Shabaab ku lug laheyn

Muqdisho, July 10, 2016: Maamulka Puntland ayaa sheegay in dilalka iyo amni darada ka jira magaalada Gaalkacyo aanay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Hubka oo aan xakameysneyn iyo ciidamada oo xerooyin laheyn Amni darada ayay qeyb ka yihiin”

Muqdisho, July 10, 2016:Yuusuf Xuseen Jimcaale  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, ayaa sheegay in amni darada…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska oo ka dalbaday dhallinyarada Muqdisho, in ay la shaqeeyaan

Muqdisho, July 9, 2016: General  Maxamed Sheikh Xasan Xaamud oo ah,Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa dhalinyarada gobolka Banaadir…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo deeq lacag ah ka heshay QM

Muqdisho, July 9, 2016: War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobe ee magaalada New York, ayaa sheegaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada oo ka eed-sheeganaya Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho, July 9, 2016: Isbahaysiga Xisbiyada Soomaaliyeed ayaa  dowladda ku eedeeyay inay faragalin ku hayso doorashada Sanadkaan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Mid ka mid odyaashii soo xulay Baarlamaanka oo dil ka baxsaday

Muqdisho, July 9, 2016:  Maxamed Xasan Qalinle oo ka mid ah Odayaashii dhaqanka ee soo xulay Baarlamaanka Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo ugu baaqay ciidamada Fijignaan dheeraad ah

Muqdisho, July 7, 2016: Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmed, Taliyaha Ciidamada xoogga dalka, ayaa ugu baaqay Ciidamada inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arimaha Gudaha oo xisaabtan cusub la timid

Muqdisho, July 7, 2016: Xiddig,Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo sheegay In AMISOM Aysan ka adkaan Karin Al-shabaab

Muqdisho, July 7, 2016: Axmed Madoobe, Madaxweynaha maamulka Jubbaland oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Reauthorisation of the AU-UN Mission in Somalia

Tomorrow (7 July), the Security Council will adopt a resolution reauthorising the AU Mission in Somalia (AMISOM)…