Author: Ali Omar Ghedi
C/llahi Sheekh Xasan oo qorshe hor leh ku soo kordhiyay maamulka Shariif Xasan
Muqdisho, June 29, 2016: C/llahi Sheekh Xasan, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Maamulka Koofur Galbeed oo shir jaraa’id ku qabtay…
Darawal Bajaajle Oo Lagu Dilay Muqdisho
Muqdisho, June 29, 2016: Waxaa lagu soo warramayaa in Askari ka tirsan ciidanka DFS in maanta uu…
Gobolka Galgaduud oo Dagaal ka dhacay
Muqdisho, June 29, 2016: Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda oo taageero ka helaya AMISOM iyo…
Madaxweynaha oo ka qeyb galay Janaasadii Marxuum Burci Xamza
Muqdisho, June 28, 2016: Xasan Sheekh Maxamuu Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka ka qeyb galay…
Somaliland oo 25 nabadoono ku xirtay magaalada Laascaanood
Muqdisho, June 28, 2016: Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska Somaliland…
Madaxweynaha oo loogu baaqay inuu ka dhabeeyo balan-qaadki
Muqdisho, June 28, 2016: Wariyeyaasha Soomaaliyeed kulan ay sugu yimaadeen ayey ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya oo la dhaariyay
Muqdisho, June 28, 2016: Stephen Schwartz,Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, ayaa xalay lagu dhaariyay magaalada Washington,…
Xidhibaan Siciid Xayle Oo Lagu Dilay Gaalkacyo
Muqdisho, June 26, 2016: Warar goor dhaw naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa sheegaya in…
Xanuunka Kaduudiyaha oo ku soo badanaya magaalada Jowhar
Muqdisho, June 26, 2016: Cudurka kaduudiyaha oo noqday cudur ka mid ah cudurada saameynta ku yeeshay deegaano ka…
Booliska Talyaaniga oo u xirey muwaadin Soomaaliyeed ayado lagu haysto tahriibinta
Muqdisho, June 26, 2016: Waxaa na soo gaaray in Booliska dalka Talyaaniga, ay xabsiga u taxaabeen muwaadin Soomaali…
Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay geeridii Xildhibaan Burci Maxamed Xamza
Muqdisho, June 26, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed…
Ciidanka Xoogga Dalka oo u diyaarsan La Wareegista Amniga Dalka
Muqdisho, June 25, 2016:Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin inay la…