Author: Ali Omar Ghedi
War-murtiyeed ka soo baxay shirkii madasha ee Baydhabo
Muqdisho, June 25, 2016: Shirkii Madasha wadatashiga qaran ee kusoo dhammaaday magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray war-murtiyeed…
Qarax weyn oo lala beegsaday Nasa Hablood 1
Muqdisho, June 25, 2016: Qarax iyo isrisaadayn xooggan ayaa ka socota gudaha Hotelka Naasahablood ee ku yaalla Isgoyska…
Harriet Mathews oo ka hadshay cuntada Soomaalida iyo kuwa ay jeceshahay.
Muqdisho, June 23, 2016: Gabadha ah Safiirka dalka Ingiriiska u fadhida dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxay…
Ahlu-sunna Oo Xabsiga Dhigtay Ugaaska Beesha Cayr
Muqdisho, June 22, 2016: War deg deg ah oo na soo gaaray ayaa sheegaya inCiidamada Ahlu-sunna Waljameeca ay…
Mas’uul Ka Tirsan Dowladda Puntland oo la dilay
Muqdisho, June 22, 2016: Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa magaalada Gaalkacyo ku dileen AUN isku duwihii wasaaradda…
Shirkii Madasha Wada-tashiga ee Baydhabo ka furmay
Muqdisho, June 22, 2016: Waxaa la shageegay in magaalada Baydhabo uu ka furmo shirka Madasha Wada-tashiga qaran ee…
WFP Raashiinkeedu Waa Nadiif
Muqdisho, June 21, 2016: Guddigii ay dowladdu u saartay baarintaanka Raashiin lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho,…
Booliska Spain oo xiray Jaamac Karaaciin oo ah tababare Soomaaliyeed
Muqdisho, June 21, 2016: Sida wararka nagu soo gaarayaan, Booliska Spain ayaa shalay gelinkii dambe xiray Tababaraha Soomaaliyeed…
C/raxmaan Koronto oo ka tagay BBC
Muqdisho, June 21, 2016: C/raxmaan Maxamed Aadan Koronto oo ahaa wariye rug-caddaa ah, ayaa isaga tagay shaqada laanta…
Doorka haweenka ee siyaasadda dalka oo laga hadlay
Muqdisho, June 20, 2016: Fadhiga wada tashiga ah e ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka…
Howsha ay qabaneyso qeybta cusub ee lagu soo kordhiyay Dekada Muqdisho
Muqdisho, June 20, 2016: Qeybtani cusub ee Dekadda lagu cordhiyay oo loo yaqaan “Dry Port” oo ku yaalla…
Faah faahin ka soo baxaya weerar lagu qaaday Guriga Cali Waran-Cadde
Muqdisho, June 20, 2016: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar habeen hore lagu qaaday guri uu magaalada Hargeysa…