Author: Ali Omar Ghedi
World Bank Makes Progress to Support Remittance Flows to Somalia
MOGADISHU, June 10, 2016 – The World Bank and the Federal Government of Somalia are working together…
DF Somalia oo la timid shirkad dabagaleysa xawaaladaha lacagaha
Muqdisho, June 15, 2016: Warar na soo gaaray, ayaa sheegaya in Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Maaliyadda…
Mas’uul saaka Lagu Dilay Degmada Dharkeenley
Muqdisho, June 15, 2016: Koox hubeysan ayaa goor saakay ah, waxay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku…
Hay’adda WFP oo sheegtay inay baareyso raashinki dhacay ee lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho
Muqdisho, June 15, 2016: Hay’adda WFP ayaa sheegtay in baareeyso raashinka ay ciidamada amaanka garoonka Muqdisho, kaas oo…
Axmed Ismaaciil Samatar oo xubin ka noqday xisbiga Kulmiye ee Somaliland
Muqdisho, June 14, 2016: Axmed Ismaaciil Samatar oo muddo ka macallin Jaamacadda lagu magacaabo Macalester ee Gobolka Minnesota…
Ciidamada AMISOM oo qarax miino lagula eegtay Afgooye
Muqdisho, June 14, 2016: Qarax miino, oo ah nooca meelaha fog laga hago, ayaa maanta lagula eegtay Ciidamada…
Raashin dhacay oo lagu qabtay garoonka Adan Cade ee magaalada Muqdisho
Muqdisho, June 14, 2016: Jen. C/laahi Xasan Bariise Taliyaha oo ah Hoggaanka ilaalinta Canshuuraha ee Boliiska Soomaaliya, ayaa…
Madaafiic goor dhow ku soo dhacday qeybo ka mid ah Muqdisho
Muqdisho, June 14, 2016: Madaafiic hoobiyeyaal ah, ayaa hadda ku dhacaya meelo magaalada Muqdisho ka mid ah, iyadoo…
Dagaal ka bilaawday gudaha degmada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud
Muqdisho, June 12, 2016: Wararka aan ka heleyno Magaalada Cadadao ee Gobolka Galgaduud, islamarkaana Xarun KMG u ah…
Miino lagu aasay wadada Warshadaha oo ciidanka qarxiyeen.
Muqdisho, June 12, 2016: Ciidamada Qaranka, qeybta miino baarista ee Booliska Soomaaliyeed ayaa ku guuleystay inay qarxiyaan miino…
Faah faahin ka soo baxaysa diyaarado duqeeyay Galgala
Muqdisho, June 12, 2016: Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo Afar maalin is xig…
Guddi loo xilsaaray sugidda amniga Muqdisho
Muqdisho, June 12, 2016: Maamulka Gobolka Banaadir gaar ahaan guddoomiyaha gobolka ayaa magacaabay guddi heer degmo ah oo…