Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Weriye Macalimuu oo ku guuleystay Xoghayaha NUSOJ

Muqdisho, May 17, 2016: Waxaa mar dhow lagu dhawaacay musharaxiinta ku guuleystay jagada Guddoomiyaha iyo xoghayaha guud ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan looga hadlayay xadgudubyada ka dhanka ah haweenka oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho, May 17, 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya  ayaa shir guddoomiyay kulan looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal Culus oo goor dhow ka bilowday magaalada Baledweyne

Muqdisho, May 17, 2016: Wararka an mar dhow ka helnay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya…

Posted in NEWS in ENGLISH

Somalia’s Governance Problem:- How Mogadishu’s Stagnation Benefits al-Shabab. By Joshua Meservey

Muqdisho, May 17, 2016: As of late, Somalia’s counterterrorism efforts have enjoyed some notable successes. Security services in…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan lagu qasbaayo Baarlamaanka Somalia oo Muqdisho ka dhacaya

Muqdisho, May 17, 2016: Wararka na soo gaarayo oo lagu kalsoon yahay, ayaa waxa ay sheegayaan in maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga dib u eegista hanaanka doorasho oo sheegay in wax laga bedelay qodobada qaar

Muqdisho, May 17, 2016: Baarlamaanka u saaray dib u eegista iyo turxaan bixinta heshiiskii Madasha Wadatashiga qaran ee…

Posted in WARARKA MAANTA

WAR MURTIYEED: Ma Jiro Musharax uu Ururka Gurmad Leeyahay

Muqdisho, May 17, 2016: Sida uu ururka Gurmad dhowr goor horay u caddeeyay, Gurmad waa dhaqdhaqaaq waddaniyadeed, ahdaaftiisana…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirka Caalamiga ah ee Arrimaha Gargaarka oo ka dhacaya Istanbul

Muqdisho, May 16, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, , ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku…

Posted in NEWS in ENGLISH

Helsinki University to offer degree in Somali language

Muqdisho, May 16, 2016:  Starting in autumn 2017 the University of Helsinki will offer Somali philology as…

Posted in WARARKA MAANTA

NUSOJ oo maanta dooranayso Hoggaan Cusub

Muqdisho, May 16, 2016: Shirweynaha ee magaalada Muqdisho uga socda Suxufiyiinta Soomaaliyeed, ayaa maanta lagu wadaa in lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Tarsan “Munaasabaddii 15-ka May waxay noqotay in dowladdu waxqabadkeeda kaliya ku soo bandhigto”

Muqdisho, May 16, 2016: Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir  ayaa sheegay in Munaasabaddii maalinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Mudane Cumar Cabdirashiid oo maanta la kulmaya Guddigii loo saaray dib u eegista hanaanka doorasho

Muqdisho, May 16, 2016: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta lagu wadaa inuu la kulmo Guddi hoosaadkii…