Author: Ali Omar Ghedi
Jaamacadda Carabta oo ka shireysa sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhallinyarada
Muqdisho, May 13, 2016: Shir ballaaran oo looga hadlayo sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhalinyarada ururka Jaamacadda Carabta…
Diblomaasiyiinta Reer Galbeedka oo isaga baxay caleema saarki madaxweyne Museveni
Muqdisho, May 13, 2016: Diblomaasiyiintii Reer Galbeedka ee ka qeybgaleysay xafladi lagu caleema saarayey madaxweynaha Uganda ayaa isaga…
Magafayaasha dadka tahriibaya oo qaar ka mid ah la qabtay.
Muqdisho, May 12, 2016: Booliska dalka Talyaaniga ayaa gacanta kusoo dhigay 7-qof oo magafayaal ah kuwaasi oo dadka…
Ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo ansixiyay guddiga doorashada hoggaanka NUSOJ
Muqdisho, May 12, 2016: Shirweynaha Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Ee NUSOJ ayaa kulankiisii maanta waxaa lagu ansixiyay…
Museveni oo loo dhaariyay xilka madaxtinimada dalkiisa
Muqdisho, May 12, 2016: Madaxweyne,Yoweri Museveni, ayaa maanta xaflad ka dhacday magaalada Kampala mar kale loo caleema saaray…
Maraykanka oo uu sheegay Kenya Inaysan Xirin Dhadhaab
Muqdisho, May 12, 2016: John Kerry, Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Maraykanka, ayaa sheegay inuu si weyn uga walaacsan…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Uganda
Muqdisho, May 12, 2016: Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada…
Letter to ‘Maandeeq’ My motherland.- By Abdirashid Fidow
Muqdisho, May 11, 2016: Dear Maandeeq, It is with great respect that I write this letter. It brings…
Banaan bax khal-khal geliyay Ganacsiga oo ka dhacay Beledweyne
Muqdisho, May 11, 2016: Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo sare u kac ku yimid qiimaha sarifka…
Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay in la boobo hantida qaranka
Muqdisho, May 11, 2016: Ayadoo Soomaaliya gashay marxalad kala guur ah, lana filayo in dhamaadka sanadkan uu dalka…
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Ururada dhalinyarada
Muqdisho, May 11, 2016: Cumar Cabdirashiid Sharmarke,Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, ayaa maanta qaabilay dhalinyaro mataleysay qeybaha kala duwan ee…
Ciidamada Kommandooska ah oo howl gal ka sameeyay Galgaduud
Muqdisho, May 11, 2016: Ciidamada Kommandooska loo yaqaan ee Milateriga Soomaaliya ayaa xalay howl galo qorsheysan ka sameeyeen…