Author: Ali Omar Ghedi
Baar cusub, casri ah oo laga heli karo cunta carbeed
Muqdisho, May 10, 2016: Magaalada Muqdisho ayaa sanadihii la soo dhaafay waxaa ku soo kordhayay xarumo ganacsi oo…
Dowlada oo shaacisay in Shaqaale loo qadayo Sacuudiga
Muqdisho, May 10, 2016: Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday bilaabjda diiwaan…
Wasaaradda A. Gudaha oo rajo ka qabta in ay keento Odayaasha ka maqan Shirka Jowhar
Muqdisho, May 10, 2016: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay Odayaasha dhaqanka ee wali…
UNHCR oo Kenya ka dalbatay inay ka laabato go’aankii ay gaartay
Muqdisho, May 10, 2016: Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga adduunka ee loo yaqaano UNHCR, ayaa walaac xoogan…
“Meelo Shabaab nabad ku deganaan jireen, ayay maanta nabad ku seexan karin”
Muqdisho, May 10, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in horumar laga sameeyay dagaalka ka dhanka…
Ciidamada ammaanka oo saaka Muqdisho ku qabtay gaari Qarax siday
Muqdisho, May 10, 2016: Ciidamada ammaanka ayaa maanta oo Talaado ah ku qabtay agagaarka Isgoyska Sayidka gaari walxaha…
Shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maalintii 6aad galay
Muqdisho, May 9, 2016: Muqdisho waxaa weli ka socda shirweynaha Qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed NUSOJ ay kaga arrinsanayaan…
Guddi loo saaray doorashooyinka oo wax ka bedel ku sameeyay qodobada qaar
Muqdisho, May 9, 2016: Ayada oo dhowaan Guddoonka Baarlamaanka uu guddi hoosaad u saaray qorshihii guud ee hanaanka…
Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay guddi baara eedeymaha loo jeediyay NISA ee askareynta carruuta
Muqdisho, May 9, 2016: Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa magacaabay guddi xaqiiqo raadin ah, kuwaasoo…
Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Xarunta ciidanka Taraafikada ee Muqdisho
Muqdisho, May 9, 2016: Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Taraafikada Booliska ee degmada C/casiis,…
Muqdisho Oo La Keenay Qalab Lagu Maamulo Hawada Soomaaliya
Muqdisho, May 8, 2016: Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa la keenay qalab la sheegay inuu yahay qeyb…
Uganda oo beenisay in ay ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya.
Muqdisho, May 8, 2016: Dowladda Uganda ayaa beenisay wararka sheegaya inay la baxayso ciidankeeda ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo…