Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Cali Gaab oo soo qabtay laba qofood oo qatar ku eheyd Bulshada Moqdisho

Muqdisho, April 25, 2016: Taliska Booliska Gobolka Banaadir, ayaa maanta Saxaafadda u soo bandhigay Labo nin oo dhalinyaro…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo Ruush ah oo lagu badalaayo AMISOM

Muqdisho, April 25, 2016: Cumar Cabdirashiid  Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Somaliya, ayaa sheegay in dowladda Ruushka ay dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo xilki ka qaaday Wasiirkii Boostada

Muqdisho, April 25, 2016: Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa si rasmi ah waxaa uu xil…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu diray Talyaaniga

Muqdisho, April 24, 2016: Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta tababbar loogu qaaday dalka Talyaaniga, si…

Posted in NEWS in ENGLISH

Migrant crisis: How Many More Lives?

   by Mark T Jones International Speaker & Leadership Specialist   Muqdisho, April 24, 2016: This week we were…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha ammaanka ee Q. M. oo ku amaanay Dowlada Soomaaliya horumarka ay gaartay.

Muqdisho, April 24, 2016: Golaha ammaanka ee Q. M. ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowladda federaalka Soomaaliya ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Heshiis Ku Saabsan Xallinta Khilaafaadka Ka Jira Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

Muqdisho, April 24, 2016: Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xal u helay mooshinkii muranka dhaliyay ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo heshiis la galay dhigiisa dalka Masar

Muqdisho, April 23, 2016: Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka  Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Somalia Cabdrashiid Maxamed Axmed…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay doorashada iyo xiriirka Ruushka

Muqdisho, April 23, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay Arrimaha Wabiga Shabeelle,…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka sugeynaa 26 bishan inuu keeno qaabkii doorashada lagu geli lahaa”

Muqdisho, April 23, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya  ayaa sheegay in maalmaha soo socda…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo ka doodaya mooshinki shirka Jowhar

Muqdisho, April 23, 2016: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta mar kale lagu wadaa inay ka doodaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inay ogaayeen xogta gaarigii qaraxa siday ee shalay la qabtay

Muqdisho, April 23, 2016: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay wax k ogaayeen xogta labo gaari oo midkood…