Author: Ali Omar Ghedi
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay baarayso falkii AMISOM ay ku dishay dad rayid ah
Muqdisho, April 19, 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka, ayaa sheegay in ay baaritaan ku…
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magaalada New York ee dalka Mareykanka
Muqdisho, April 19, 2016: Wafdi uu hogaaminayay mudane Xasan Sheekh Max’uud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa garaay magaalada New…
“Mooshinka laga keenay shirka Jowhar, waxaa ku jira Xildhibaano aan labada gobol u dhalan”
Muqdisho, April 19, 2016: Daahir Amiin Jeesow oo ah Xildhibaan ka mid ah Guddiga Arrimaha Gudaha ee Baarlamaanka,…
Todobo ruux oo lagu dilay Shalanbood
Muqdisho, April 19, 2016: Wararka ka imaanaya deegaanka Shalanbood ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in xalay lagu dilay…
Labo qof oo lagu dilay degmada Boondheer ee magaalada Muqdisho
Muqdisho, April 18, 2016: Wararkana soo gaaray, ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaari marayay…
Fadhigii Baarlamaanka oo maanta ku soo dhamaaday buuq, qaylo iyo natiijo la’aan
Muqdisho, April 18, 2016: Shirki mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta ku yeesheen xarunta golaha shacabka ayaa ku soo…
Shirka Jowhar oo dadka ka soo horjeeda sii badanayaan
Muqdisho, April 18, 2016: Waxaa dhawaan Magalada Jowhar ee gobolka Shabelaha Dhexe ka furmay Shirka maamulka loogu sameynayay…
Tahriibiyaal, ay Soomaali ka mid tahay, oo ku dhintay badda Mediterranean
Muqdisho, April 18, 2016: Dad ka badan 400 oo tahriibiyaal ah ayaa doonyo ay la socdeen waxaa ay…
Wafdi dowlada hoose ee Istanbul ka socda, oo yimid Muqdisho
Muqdisho, April 18, 2016: Wafdi ka socday dowladda hoose ee Istanbul oo soo gaaray magaaladda Muqdisho iskuguna jiray…
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Caamir Sheekh Ibraahim
Muqdisho, April 17, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii iyo…
AMISOM oo Qirtay Inay Dad Shacab ah Ku Laayeen Koonfurta Soomaaliya
Muqdisho, April 17, 2016: Afhayeenka AMISOM Col Joe Kibet oo la hadlay Wakaaladda Wararka SONNA ayaa sheegay in…
Xildhibaan Jeesoow oo ka hor yimid mooshinka laga keenay Shirka Jowhar
Muqdisho, April 17, 2016: Shalay ayay ahayd marki Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ay guddoonka Baarlamaanka u…