Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda waddamada Islaamka oo ku shiraya magaalada Istambuul

Muqdisho, April 15, 2016: Shir madaxeedka wadammada Islaamka ayaa lagu qanayaa dalka Turkiga kaasoo ay ka qeybgalayaan ilaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shirka IMF

Muqdisho, April 15, 2016: Shir sanadkiba mar la qabto, oo ay soo qaban qaabiyeen Bangiga adduunka iyo hay’adda…

Posted in WARARKA MAANTA

Mooshin ka dhan ah shirka Hiran iyo Sh/Dhexe oo Baarlamaanka Somalia loo gudbiyay

Muqdisho, April 14, 2016: Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mooshin lagu hakinayo Shirka maamulka loogu sameynayo Hiiraan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahmed Madoobe: “Guul taariikhi ayay aheyd innagoo aan nalagu dhex jirin in an heshiino”

Muqdisho, April 14, 2016: Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Suudaan oo heshiis wada gaaray

Muqdisho, April 14, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,  iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan, Cumer Xassan…

Posted in WARARKA MAANTA

Burcad badeed Soomaali ah oo Faransiiska lagu xukumay

Muqdisho, April 14, 2016: Dhalinyaro todobo ah oo u dhashay Soomaali, ayaa maxkamadda ku taala dalka France, waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo sheegtay in aanay qeyb ka aheyn shirkii wadatashiga ee Muqdisho

Muqdisho, April 13, 2016: Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aanay qeyb ka aheyn shirarkii Madasha Wadatashiga Qaran ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay degmada Afgooye

Muqdisho, April 13, 2016: Dad gaarayaa Afar ruux ayaa ku geeriyootay qarax bambaano oo maanta duhurkii ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo shaaciyay duqeyn qarsoodi ah uu ka geystay Jubbooyinka

Muqdisho, April 13, 2016: Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegtay in weerar cusub oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

M/weyne Xasan Sheekh oo sii deynaayo caruurtii lagu qabtay Puntland

Muqdisho, April 13, 2016: Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tilmaamay waalidiinta Somaliyed ee caruurtooda lagu qabtay duulaankii…

Posted in WARARKA MAANTA

“Dadka aan sharciga ku joogin Puntland, waa la qabanayaa, waana la xirayaa”

Muqdisho, April 13, 2016: Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), Wasiirka Amniga Puntland, ayaa soo saaray digniin cusub oo la…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiro gaaray Jowhar iyo wajiga labaad ee shirka oo goor dhow furmaya

Muqdisho, April 12, 2016: Wafdi Wasiiro ka kooban ah oo uu hogaaminayo C/raxmaan Odawaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo…