Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay isgoyska Beexaani

Muqdisho, April 9, 2016: Waxa la sheegayaa in ugu yaraan 3 ruux ku geeriyootay 10-kalena waa ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wajiga labaad ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo maanta ka furmaya Jowhar

Muqdisho, April 9, 2016: Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar uu ka furmo wajiga labaad ee shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Geelle oo markii afaraad ku guuleystay Doorashada Jabuuti

Muqdisho, April 9, 2016: Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii afaraad ku guuleystay doorashada madaxtinimada ee dalkaas,…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho

Muqdisho, April 9, 2016: Madaxda Maamul goboleedyada dalka ayaa ku soo qul qulaya magaalada Muqdisho, si ay uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Natiijada doorashada madaxtinimada dalka Djibouti oo caawa la shaacin-doono

Muqdisho, April 8, 2016: Doorashada madaxtinimada dalka Djibouti ayaa maanta ka socota guud ahaan dalkaasi iyadoo dadweynuhu…

Posted in NEWS in ENGLISH

Why are efforts to counter al-Shabab falling so flat?

Editors’ Note: Al-Shabab’s operational capacities and intimidation power have grown in the past year, writes Vanda Felbab-Brown….

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka reer Jabuuti oo saaka taagan goobaha cod bixinta

Muqdisho, April 8, 2016: Dalka Jabuuti guud ahaan maanta waxaa ka billoowday doorashada madaxtinimada iyadoo dadku ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Maaliyada ee Soomaaliya oo ka qaybgalay Shirki Wasiireedki Jaamacadda Carabta

Muqdisho, April 8, 2016: Mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti Wasiirka Maaliyadda XFS iyo wafti u hogaaminayo ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Siilaanyo oo casho sharaf xalay Hargeyso ugu sameeyay wefdigii dhowaan halkaa tagay

Muqdisho, April 6, 2016: Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo Madaxweynaha maamulka Somaliland, ayaa xalay casho sharaf u sameeyey xubnaha…

Posted in WARARKA MAANTA

“lama ogolaan doono gaari aan laheyn Looxa lambarka”

Muqdisho, April 6, 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale,Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo xalay shir saxaafadeed ku…

Posted in WARARKA MAANTA

“Hadii Puntland aqbali laheyn nidaamka 4.5, sanadkan doorasho ma dhici laheyn”

Muqdisho, April 6, 2016: Maxamed Cabdi Afey Wakiilka Urur goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiskii…

Posted in WARARKA MAANTA

“Maamulka Xasan Sheekh Kalsoonida waa kala noqonay”

Muqdisho, April 6, 2016: Dr. Cali Khaliif Galeyr Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State ayaa ka soo horjeestay heshiiskii Garowe…