Author: Ali Omar Ghedi
Warmurtiyeedki ka soo baxay shirka Madasha Wadatashiga Qaranka
Muqdisho, April 12, 2016: Akhristayaasha ku tixan Qaranimo, waxaan halkan idiin soo dhignay War Murtiyeedki ka soo baxay…
Faroole oo digniin kama danbeys ah ka bixiyay soo xulista Baarlamaanka Somalia
Muqdisho, April 12, 2016: C/raxmaan Sheekh Maxamed “Faroole”Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, ayaa ka digay in Baarlamaanka cusub…
Madasha wadatashiga qaran oo goor dhow la soo gaba gabeeyay
Muqdisho, April 12, 2016: Waxaa mar dhow la soo gaba gabeeyay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee looga…
Qarax ka dhacay degmada Xamar weyne
Muqdisho, April 11, 2016: Dad gaaraya ilaa shan ruux ayaa ku geeriyootay, in todobo ka badanna waa ay…
HUMAN TRAFFICKING IN SINAI DESERT
Muqdisho, April 11, 2016: Sawirada qar ayan idhaha u wanaagsaneeyn ee qofki Calool jilcan ha ka fogaato. Bal…
“Puntland waxay u dagaalameysaa in awooda lagu wareejiyo, waa in la ixtiraamaa beelaha”
Muqdisho, April 11, 2016: Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka soo horjeestay heshiiskii dowladda Federaalka iyo Puntland ee…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi
Muqdisho, April 11, 2016: Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan…
Warsaxaafadeed laga laga soo saaray kulan Beesha Murusade ku yeelatay Muqdisho
Muqdisho, April 10, 2016: Shir balaaran oo maanta oo ay soo aabaabuleen Gudiyada Wargaradka Beesha Murusade ee Karanle ayna…
Furitaankii Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka oo baaqday
Muqdisho, April 10, 2016: Waxaa dib u dhac an la filaneeyn ku yimid furitaanka kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka…
Xilliga la qaban doono Doorashooyika Somalia 2016 oo si qarsoodi ah loo helay
Muqdisho, April 10, 2016: Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka furmaya shirka madasha wadatashiga qaran…
Kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka oo maanta furmaayo.
Muqdisho, April 10, 2016: Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta furmaya, kaasoo ah kalfadhigii ugu dambeeyay…
Dowladda iyo Maamul goboleedyada oo maanta shir uga furmaya Muqdisho
Muqdisho, April 10, 2016: Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maanta shir looga hadlayo qaabka doorashooyinka…