Author: Ali Omar Ghedi

Posted in WARARKA MAANTA

Howlgal ay ciidamo ajnabi ah xalay ka fuliyeen degmada Awdheegle

Muqdisho,9 March 2016: In kastoo an la oggeyn sida ay wax u dhaceen ayaa warar dheeraad ah ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay Hubkii ay qabteen Ciidamada Australia in ay lahaayeen Shabaab

Muqdisho,9 March 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in doonidii hubkii siday ee ay maalmo ka hor ay qabteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax saaka ka dhacay meel u dhow Xarunta Gaadiidka Booliska

Muqdisho,9 March 2016: Qarax ka dhashay gaadiid yaallay meel ku dhow irida laga galo xarunta gaadiidka booliska ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahlu Sunna oo war kasoo saartay hubkii Gal-Mudug gacanta ku dhigtay

Muqdisho,8 March 2016: Ururka Ahlu-sunna Waljamaacaya ayaa beeniyay warar ka soo baxay Maamulka Galmudug oo ahaa in Hub…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Mar Kale Qaadacay Shirka Magaalada Jowhar.

Muqdisho,8 March 2016: Ugaasyada Isimada iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa shir ay kuyeesheen magaalada Beledweyne waxa ay uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay in duqeyn ku dileen 150 Al-Shabaab ah

Muqdisho,8 March 2016: Dowladda Mareykanka ayaa sheegatay weerar cirka ah oo habeen hore ka dhacay deegaano ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo la kulmay Shaqaalaha dowladda Hoose ee Mushaarka u qaata Shiling Soomaaliga

Muqdisho,8 March 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ah Duqa magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Shaqaalaha dowladda Hoose qeybta…

Posted in NEWS in ENGLISH

Development Support to Somaliland

UK promoting stability and prosperity in Somaliland MOGADISHU, Somalia, March 7, 2016/APO (African Press Organization)/ — The…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu wado inuu mar kale ka bilowdo Jowhar

Muqdisho,7 March 2016: Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa lagu wadaa inuu dib uga bilowdo magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Amniga oo soo saartay amar ku saabsan sugida Amniga Muqdisho

Muqdisho,7 March 2016: Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir ku aadan sugida amniga magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Faah faahin ka soo baxaysa qaraxii garoonka diyaaradaha ee Beledweyne

Muqdisho,7 March 2016: Warar dheeraad ah iyo faah faahin, ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay maanta barqadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdi Waal oo laga soo qabtay Kenya lana keenay Muqdisho

Muqdisho,7 March 2016: Warar mar dhow soo baxayay, ayaa sheegaya in Hey’addaha ammaanka dowladda Soomaaliya ay gacanta ku…